Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

ABIY AHMED oo sabab yaab leh u yeelay qabsashada ciidanka

Addis Ababa (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay ka baxeen magaalada Mekelle ee Axadle gobolka Tigray, isaga oo sheegay in sababta ay tahay in magaaladaas aysan hadda kadib aheyn “muhiimadda dagaalka”. “Markii aan galnay Mekelle toddoba ama sideed bil kahor, waxaan u sameynay sababtoo ah waxay aheyd muhiimadda iyo xudunta dagaalka,” ayuu Abiy u sheegay warbaahinta dowladda, oo muuqaalkiisa baahisay Arbacadii. “Waxay aheyd xarunta dowladda. Xarunta kheyraadka la ogyahay…

James Swan oo soo saaray farriin ku socota Soomaalida – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey sanadguurada madaxbanaanida dalkooda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiskiisa. Maanta oo kale, kow iyo lixdan sano kahor, dadka Soomaaliyeed waxa ay hanteen dalkooda oo xor ah oo madax bannaan iyaga oo isu xilsaaray dhisidda qaran nabad iyo barwaaqo ah oo ku dhisan midnimo, sinnaan iyo…

opponent Pascal Tsaty Mabiala calls for reform

The leader of the Congolese opposition and the first secretary of the Pan African Union for Social Democracy (UPADS), Pascal Tsaty Mabiala, emerged on Wednesday, June 30, from his long silence observed since the presidential election he boycotted in March last year. He called on the government to reform the pension system.…

Magacyada 8 qof oo Al-Shabaab ay maanta toogteen iyo tirada …

Muqdisho (Axadle)- Ururka Al-Shabaab ayaa galabta mar kale 8-qof ku toogtay fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyabarow ee gobolka Shabeellada Hoose, kuwaas oo ay ku soo eedeeyeen basaasnimo. Nin sheegtay Qaadiga Maxkamadda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose oo goob fagaare ah ka akhrinayay xukunka raggaas la dilay ayaa sheegay in dhammaantood ay qirteen dambiyada lagu soo eedeeyay oo ah inay u basaasayeen diyaaradaha duqeymaha u geysta kooxda ee…

Daawo: Booliska oo war ka soo saaray howlgalkii cuslaa ee ka…

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta kula hadlay Caasimadda Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo lagu soo qabqabtay burcad maalmihii u dambeeyey dhac xoog leh ka geysatay qeybo badan oo ka tirsan Caasimadda Muqdisho. Ugu horeyn Afhayeenka ayaa sheegay in burcad dhac laba maalin ka hor dhac u geysatay dukaan ku yaalla isgoyska Soobe ay ku guuleysteen inay soo qabtaan mid ka mid ah labadii nin ee dhaca u geysatay dukaankaas oo aad baraha bulshada loogu…

Daawo: DF digniin culus ka soo saartay munaasabadda 1-da Luu…

Muqdisho (Axadle) – Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey ayaa soo saaray digniin ku socota ciidamada dowladda Soomaaliya, taas oo la xariirta dabaal degga munaasabadda 1-da Luuliyo. “Ummada Soomaaliyeed ee u dabaal degeysa munaasabadda 1-da Luuliyo waxaa mamnuuc ah in rasaas lagu argagixiyo ama dhibaato ay u geysato,” ayuu yiri Jeneraal Buulakamey. Xeer ilaaliyaha ayaa qiray in sanadkii hore rasaas ay rideen ciidamada dowladda ay shacabka u geysatay…

Ciidamada Tigray-ga oo qabsaday magaalooyin kale iyo wararki…

Mekelle (Axadle) – Xoogagga Tigrayga ayaa Talaadadii qabsaday dhul kale oo ka tirsan gobolkaas, maalin kadib markii ay la wareegen gacan ku haynta magaalada caasimda ah ee Mekelle, halkaas oo ay ka carareen ciidankii iyo maamulkii taageersanaa Abiy Ahmed. Guulaha militari ee mucaaradka iyo hadalladooda adag ayaa shaki gelinaya inay shaqeyn doonto xabad-joojinta halka dhinac ah ee ay dowladda federaalka ku dhowaaqday Isniintii. Mucaaradka ayaa shalay qabsaday magaalada Shire oo 140 km waqooyi-galbeed ka xigta magaalada…

Mareykanka oo saxaya qaladkii ka dhashay go’aankii Trump ee …

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa isku dayeysa inay saxdo qaladkii iyo qatartii ka dhalatay go’aankii uu madaxweyne Donald Trump ciidamada Mareykanka uga saaray Soomaaliya, sida uu sheegay sarkaal sare. Lix bilood kadib markii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu si lama filaan ah ciidamadiisa ugala baxay Soomaaliya, maamulka cusub ee Joe Biden ayaa kawada hadlaya in dib loogu soo celiyo dalka. Bishii December, Donald J.…

Sawirro: Doorashada Soomaaliya oo si rasmi ah maanta loo gud…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed, xilli si rasmi ah loo guda galay doorashada. Tababarka uu maanta Ra’iisul Wasaare Rooble u furay guddiyada kala duwan ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa socon doono muddo 4 maalin ah, sida uu qabo…

Dowladda Ethiopia oo ku dhowaaqday in ciidankeeda ay dib u g…

Addis Ababa (Axadle) – Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan magaalada Mekelle ee axadle gobolka Tigray haddii loo baahdo, laba maalmood kadib markii ay qabsadeen ciidamada TPLF. Afhayeen u hadlay dowladda Redwan Hussein ayaa sidoo kale sheegay in xabad-joojintii ay dowladda halkaas kaga dhowaaqday Isniintii loo sameeyey sababo bani’aadannimo. Waa hadalkii ugu horreeyey oo rasmi ah oo uu…