Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Ethiopian soldiers kidnap hundreds of internally displaced persons

The United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) on Friday expressed deep concern over reports that soldiers had taken hundreds of people from IDP camps in the war-torn Tigray region of Ethiopia earlier this week, saying such places should be a safe haven. . Three aid workers and a doctor told Reuters this week that Eritrean and Ethiopian soldiers forcibly detained more than 500 young men and women from four camps for displaced people in the northern region of Shire on Monday night. "We…

Mareykanka oo hal arrin faray DF iyo Maamul Goboleedyada kad…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si weyn usoo dhaweeneyso heshiiska ay gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada Shalay oo ay taariikhdu aheyd 27 May si uu dalka u galo doorasho baarlamaan iyo mid madaxweynimo. ” Mareykanka wuxuu soo dhaweynayaa heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya si loogu sii ambaqaado doorashooyinka…

Mareykanka oo DF iyo dowlad goboleedyada faray hal arrin kad…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si weyn usoo dhaweeneyso heshiiska ay gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada shalay oo ay taariikhdu aheyd 27-ka May, si uu dalka u galo doorasho baarlamaan iyo mid madaxweyne. “Mareykanka wuxuu soo dhaweynayaa heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya si loogu sii ambaqaado doorashooyinka…

Laba su’aal oo mudan in wax la iska waydiiyo kadib heshiiski…

Waxaa Shalay  soo gebageboobaya shirkii wadatashiga ee doorashooyinka qaranka Soomaaliyeed ee ugu dambeeyey ee furmay 22-kii bishaan, kaas oo ku soo dhammaaday is-afgarad iyo heshiis dhinacyadu raalli ku wada yihiin. Su’aal baase mudan in la isweydiiyo: “Maxaa lagu heshiiyey?” Waxaa muddadii shanta (5) maalin ahayd ee uu shirku socday lagu heshiiyey in la meelmariyo heshiiskii 17-ka September 2020 iyo habraacii Baydhabo ay soo jeediyeen guddigii farsamada doorashooyinka qaran 26-kii February 2021. Su’aal labaad baa…

Germany admits genocide for the first time

Germany acknowledged for the first time on Friday that it committed genocide during the colonization of Namibia and promised more than one billion euros for projects in the African country. German colonial settlers killed tens of thousands of indigenous Herero and Nama peoples during the massacres of 1904-1908 - marked the first genocide of the 20th century by historians - poisoning relations between Namibia and Germany for several years. While Berlin had previously acknowledged that atrocities had…

Muxuu yahay codsiga loo diray maamulka Biden ee la xiriira d…

Washington (Axadle) – Afar xubnood oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa maamulka madaxweyne Joe Biden u diray codsi ku saabsan in dib loo soo cusbooneysiiyo sharcigga badbaadinta ku-meel gaarka ah ee loo yaqaan TPS ee dadka Soomaalida aan sharciga ku laheyn Mareykanka. Madaxweyne Biden ayaa sharcigan dhowaan dib ugu cusbooneysiiyey dadka kasoo heeda dalalka Myanmar iyo Haiti, laga billaabo 25-ka May. Hase yeeshee waxaan weli kala caddeyn…

Booqashada madaxweyne el-Sisi ee Jabuuti iyo qorshaha culus …

Jabuuti (Axadle) – Madaxweynaha Masar ayaa Khamiistii wada-hadallo xasaasi ah la yeeshay dhiggiisa Jabuuti kadib booqasho uu ku tegay dalkaas, ayada oo Masar ay dhiseyo isbaheysi African ah oo ka dhan ah Ethiopia oo ay isku hayaan biyo-xireenka ay Addis Ababa ka sameysay webiga Nile. Booqashada madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi ayaa ah tii ugu horreysay ee madaxweyne Masri ah uu ku tago Djibouti, tan iyo markii uu xoriyadda qaadatay 1977-kii. …

Ethiopia oo jawaab yaab leh ka bixisay xayiradii ay kusoo ro…

Addis Ababa (Axadle) – Madaxwaynaha ismaamulka Oromiya, Shimales Abdisa oo markii u horeysay ka hadlay xayiraada uu Mareykanka kusoo rogayo kaalmada dhaqaale iyo amni ee ay siiso Ethiopia sababo la xiriira eedo gabood-fallo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo dhacay intii uu socday dagaalkii gobolka Tigray. War-saxaafadeed kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in sidoo kale uu Mareykanku xayiraad saarayo saraakiil hore iyo…

“Wax Sidaa u Buuran oo heshiiskan ku cusub ma jiraan run ahaantii”

Muqdisho (Axadle) – Waxaa soo gebagabawday xaflad lagu soo xidhayo shirka heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaas oo muddooyinkii ugu danbeeyey ka socdey Caasimadda Muqdisho. Shirkan ayaa in mudda ah la is hor fadhiyey, si xal looga gaaro qodobbadii la isku khilaafsanaa. Kulamadii ka horreeyay ee Madaxweyne Farmaajo uu shir guddoominayay ayaa fashil ku dhammaaday ka dib markii la isku mari waayey qaar ka mid ah qodobbadii la…

Axmed Madoobe oo farriin u diray ciidamada DF kadib heshiisk…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyay gaba gabada shirka madasha wadatashiga qaran ayaa rajo Wanaagsan ka muujiyay in ay dalka ka dhacdo doorasho loo dhan yahay isla markana dhamaan dhinacyadu ay ka wada shaqeeyaan. Axmed Madoobe ayaa tilmaamay ahmiyada ay leedahay “in la fahmo marxaladahii kala duwanaa ee dalkeenu uu soo maray iyo halka…