Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Sawirro: Maxaa kasoo baxay kulankii xalay ee musharraxiinta …

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada ka jira dalka, kaas oo xalay ka dhacay gudaha Caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galay hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada, HirShabelle, Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, halka dhinaca musharraxiintana ay hoggaaminayeen…

Xog: Al-Shabaab oo lacag kusoo rogay dhismaha jidka xiriiriy…

Balcad (Axadle) – Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa Axadle u sheegay inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah.  Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo…

DF oo war rasmi ah kasoo saartay cabashada beesha Xawaadle i…

Muqdisho (Axadle) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in wax laga qabanayo tabashada ay beesha Xawaadle ka qabto dhismaha maamul goboleedka HirShabeelle kadib khilaafkii ka dhashay hab qeybsiga awoodeed ee maamulkaas. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in Xukuumadda Fedaraalka ay ka go’an tahay xal u helidda cabashada ay shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan ka…

Maleeshiyaadkii weeraray Jowhar oo maleshiyo kale soo dhooba…

Jowhar (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa xaqiijinaysa in maleeshiyaadkii Macawiisleyda ahaa ee dhowaan weeraray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle qorsheeyeen in ay markale weeraro ka fuliyaan Jowhar.  Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in tobaneeyo kamid ah Macwiisleydan oo hubeysan islamarkaana kasoo gudbay soohdinta gobolka Sha/Hoose, oo ay ku soo dhawaadeen gudaha magaalada Jowhar, waxayna halkaas kawadaan abaabul.  Xubno…

Saraakiil sare iyo tiradii ugu badneyd oo dagaal-yahanno ah …

Jowhar (Axadle) – Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaas oo lagu dilay saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsanaa Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage oo ku sugan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in howlgal…

Health insurance for the poorest: a

620,000 people among the poorest populations in the country will now benefit from health insurance that is 100% covered by the state. This is a commitment made by President Ghazouani when he came to power in June 2019. as reported from Nouackchott,Salem Mejbour SalemIt was President Ghazouani himself who handed over the…

possible reopening of file archives

She was shot at close range in Paris on March 29, 1988. Dulcie September, an ANC activist, Nelson Mandela's movement, investigated French arms sales to Africa at the time. South, in the midst of apartheid and in violation of the international embargo. The South African regime is suspected of the murder, but French justice…

the apotheosis of Édouard Mendy, European champion

Édouard Mendy kept his clean sheet with Chelsea in the Champions League final against Manchester City on Saturday 29 May. With the Blues' 1-0 victory, the goalkeeper reached an extraordinary peak in his career. Because the former Rennais has a lot to do with this European coronation obtained in Porto. The story of Édouard…

Dacwaddii lagu soo oogtay Matt Bryden iyo ajaaniibta kale…

Muqdisho (Axadle) – Warqad ka soo baxay maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in maanta loo fariistay dacwado loo heysto ilaa lix qof oo afar kamid ah ay ajaanib yihiin, kuwaas oo la doonayey in dacwadooda la qaado iyaga oo maqan. Eedeysanayaashaan oo ay horay ugu yeertay maxkamadda gobolka Banaadir ayaa dhamaantood ah shaqaalaha iyo aas-aasayaasha shirkadda Sahan Research, waxaana loo heystaa falal ay ka mid yihiin faafinta xogaha amaniga…

Cabdi Waayeel oo ka hor-yimid xil ka-qaadistii lagu sameeyey…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasiirkii uu maanta xil ka qaadista ku sameeyey madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabadii xilka looga qaaday. Cabdi Waayeel oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in sharciga u yaalla Galmudug uu qorayo in madaxweyne ku xigeenku awood u leeyahay inuu shaqada ka joojiyo wasiirka oo kaliya, balse uusan xilka ka qaadi…