Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Duqeyn lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacday gobolka Ged…

Garbahaarey (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay la sheegay in a diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Gedo. Duqeyntan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay si gaar ah uga dhacday deegaanka Ceel-Cadde ee gobolkaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in dadka waxyeelada ka soo…

Sawirro: CC Shakuur oo dib usoo celiyey boorarkiisa xilli uu…

Muqdisho (Axadle) – Musharrax Madaxweyne ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dib u soo dhejiyey boorarkii ololaha doorashada ee Caasimadda Muqdisho muddo ka badan bil kadib markii uu fujiyey, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xisbiga. Qoraalka ayaa lagu yiri “Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta dib u soo dhejiyey boorarkii ololaha doorashada. Bil kahor ayey ahayd markii uu sheegay…

Maxay culimada Soomaalida ka yiraahdeen go’aanka Sacuudi Car…

Hargeysa (Axadle) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa weli kusii adkeysaneysa tallaabadii ay ku xadiday sameecadaha masaajidda oo dhigeysay in aan laga maqlin meel ka baxsan masaajidka gudihiisa, midaasi oo ka dhigan in aadaanka aan laga dheereyn karin saddex meelood meel kamid ah muggooda ama 33%. Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amarkaas oo muran badan dhaliyey, isagoo ku dooday in go’aankaas uu yimid kadib…

DF oo shaaca ka qaaday cidda bixineysa dhaqaalaha ku baxaya …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay si faah-faahsan uga hadashay halka ay ka imaanayaan dhaqaalaha doorashooyinka, oo lagu qabanayo doorashooyinka dhawaan heshiiska looga gaaray Caasimadda Muqdisho. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dhaqaalaha doorashada uu ka imaan doono dowladda federaalka, musharaxiinta iyo beesha caalamka, oo kaalinta u weyn…

Maxay tahay farriinta uu madaxweyne Erdogan u diray dalalka …

Ankara (Axadle) – Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”, waxaa sidaas Talaadadii sheegay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Ankara ayaa ka shaqeyneysa inay hagaajiso xiriirka xumaaday ee kala dhaxeeya Qaahira iyo qaar ka mid ah dalalka Khaliijka kadib sanado xiisad ah. Xiriirka Ankara ee Masar iyo Sacuudi Carabiya ayaa u xumaaday arrimo dhowr ah, oo ay ka mid…

Malcolm Bidali, Kenyan blogger who works with

Malcolm Bidali was released in Qatar earlier this week, we were told on Wednesday evening, June 2. The charges against him remain, however. The Kenyan citizen is accused by the authorities of having received payments "from a foreign agent for the creation and dissemination of misinformation". The security guard signed a pseudonym on the situation of migrant workers in the country.…

Sidee Farmaajo uga faa’iiday siyaasadiisa aamusnaanta? – Caa…

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu mar kale u tartami doonaa xukunka dalka, waxayna noqon doontaa markii seddexaad oo uu tartamayo. Halmar isagaa adkaaday, marna waa laga adkaaday labadii doorasho ee uu horey usoo galay, wuxuuna damac uga jiraa inuu noqdo madaxweynihii ugu horeeyey oo Soomaali ah oo laba jeer la doorto. Inuu doorashadan ku adkaan karo shaki badan ayaa ku jira, wuxuuse xambaarsan yahay dabeecad ka duwan musharixiinta kale ee kasoo…

Mid ka mid ah qodobadii ay ku heshiiyeen Rooble iyo madax go…

Muqdisho (Axadle) – Qodobkii ugu horreeyey ee kamid ahaa qodobadii ay 27-kii bishii May ku heshiiyeen dowladda federaalka Soomaaliya, duqa Muqdisho iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ku fuli waayey waqtii loogu talagalay. Qodobka ku fuli waayey waqtigii loogu talagalay ayaa ah qodobka ku saabsan xalinta dooda kasoo laabatay guddiyada doorashada, waxaana heshiiskii ay kala saxiixdeen dhinacyadu ku xusnaa in 3-maalmood lagu soo gudbiyo xubnaha…

the government “notes” the return date

Laurent Gbagbo will return on June 17. The government "notes" this announcement made on Monday by its supporters, after regretting on Tuesday 1 June that it had not been heard. Discussions between the former president's and government envoys continue to prepare for this return and, in particular, to know what form it will take.…

Aqriso Magacyada: Saciid Deni oo Rooble u gudbiyey xubnaha g…

Muqdisho (Axadle) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal ku meteli doona maamulka Puntland, kuwaas oo gaaraya sided xubnood. Warqadda uu madaxweyne Deni ku soo magacaabay xubnahan ayaa lagu socodsiiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble, iyadoo lagu cadeeyey in ogaansho ay ka heysato xafiiska madaxweyne Farmaajo. “Mudane…