Manchester United Oo Garaacday PSG Oo Garoonkeeda Joogta,
Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa Manchester United ka caawiyey inay guul 2-1 ah kala soo laabato Paris Saint-Germain oo ay ugu…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa Manchester United ka caawiyey inay guul 2-1 ah kala soo laabato Paris Saint-Germain oo ay ugu…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul ku bilaabatay xili ciyaareedka cusub ee tartanka Champions League, waxaanay garoonka Camp Nou ku garaacday naadiga…
Virgil van Dijk ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Liveprool ee 25ka ah ee u ciyaari doona tartanka Premier League xili ciyaareedkan, kaddib…
Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa guul ku bilaabatay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 2-0 kusoo garaacday Dynamo Kiev oo ay…
Barcelona ayaa kulankeedii ugu horreeyey ee horyaalka Champions League ciyaaraysa kaddib bahdilaaddii ay Bayern Muncih 8-2 ugu xasuuqday xili ciyaareedkii hore, waxaana…
Manchester United ayaa ku sugan garoonka Parc des Prince oo ay isku haleelayaan PSG oo ciyaartoodii iskugu dambaysay ay kaga soo adkaatay…
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dhoweynaysa kooxda kusoo guuleystay tartanka Europa League xili ciyaareedkii hore ee Sevilla, waxaana uu Lampard kala…
Sergio Ramos ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Real Madrid ee habeen dambe ka hor tegi doona Shakhtar Donetsk oo ay isku haleelayaan…
When the Nineteen Nineties rolled round, Franco Baresi was already the winner of the World Cup, two-time Scudetti lifter and European Champion.…
Goolhaye Sergio Romero iyo daafaca Phil Jones ayaa ah labada xiddig ee waa weyn ee laga reebay liiska 25ka xiddig ee Manchester…
Arsene Wenger ayaa ugu baaqay Mesut Ozil inuu durbaba isku diyaariyo kooxdiisa xigta ka dib markii uu tababare Mikel Arteta go’aan ku…