Frank Lampard Oo Xaqiijiyay Labo Xiddig Oo Muhiim Ah Oo Ka
Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in Christian Pulisic uu seegi doono kulanka ay Chelsea la ciyaareyso Newcastle horyaalka Premier League isagoo dhaawac ku…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in Christian Pulisic uu seegi doono kulanka ay Chelsea la ciyaareyso Newcastle horyaalka Premier League isagoo dhaawac ku…
Benfica ayaa noqotay kooxda lacagtii ugu badnayd ka samaysay iibinta ciyaartoydeeda, waxaana tobankii sannadood ee ugu dambeeyey xiddigihii ay iibisay kasoo gashay…
Pep Guardiola ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo laba sannadood ah oo uu kula sii joogi doono Manchester City illaa badhtmaha…
Manchester United oo sannadihii ugu dambeeyey ku dhibaatoonaysay garoomada, waxay ka mid ahayd kooxaha ugu guulaha badan dunida iyo Ingiriiska gudihiisaba, waxaanay…
Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa usoo jeediyey Chelsea inay bishan January lasoo saxeexdaan laba ciyaartoy oo uu rumaysan inay u sahli doonaan inay…
Xiddigii hore ee kooxaha Liverpool, Newcastle United iyo Manchester United ee Michael Owen ayaa ka aragti dhiibtay kulamada toddobaadkan ee horyaalka Premier…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Kooxda Liverpool oo wararkii ugu dambeeyay ee ay xiddigaha kooxdeeda ka maqlaysay ay ahaayeen kuwo dhiilo ah ayaa markan ugu dambayn war…
Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay suuqa soo dhigtay khadkeeda dhexe ee Isco iyagoo filanaya inay saxeexiisa…
Jamaahiirta kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid iyo guud ahaan kuwa jecel dareenka xamaasadeed ee kubadda cagta ayaa qalbi jab kala kulmay natiijada…
Rajadii ay Manchester City ay ka qabtay saxiixa Lionel Messi ayaa sarre u kacday ka dib markii uu qirtay inuu “ka daalay…