Tartanka Gooldhalinta Horyaalada Premier League, La Liga,
Xilli ciyaareedyada horyaalada Yurub ayaa weli bilow ah iyadoo horyaalka ugu kulamada badan la ciyaaray kaliya 10 kulan. Tartanka gooldhalinta ee horyaalada…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xilli ciyaareedyada horyaalada Yurub ayaa weli bilow ah iyadoo horyaalka ugu kulamada badan la ciyaaray kaliya 10 kulan. Tartanka gooldhalinta ee horyaalada…
Xiddiga Real Madrid Luka Jovic ayaa laga helay cudurka safmarka ah ee Korona Fayras. Weeraryahanka 22 sanno jir ah ayaa seegi doona…
Cristiano Ronaldo ayaa laga yaabaa in laga dhigo kabtanka Juventus markii ugu horeysay todobaadkan. Tababare Andrea Pirlo ayaa waxaa ka maqan xiddigo…
Taageerayaal careysan oo kooxda Barcelona ah ayaa isku gadaamay gaariga Antoine Griezmann iyagoo ka dalbaday inuu ixtiraam u muujiyo Lionel Messi. Xiddiga…
Mesut Ozil ayaa soo xushay shaxdiisa shan geeskoodka ah, waxaanu uga dhaartoy ciyaartoyda kooxdiisa hadda ee Arsenal, halka uu kasoo buuxiyey laacibiintii…
Chelsea ayaa la filayaa in aanay safka koowaad ugu soo baalabanin labada ciyaartoy ee Christian Pulisic iyo Thiago Silva kulanka Sabtida ee…
Lionel Messi ayaa kaliya ka fiirsan doona inuu sii joogo Barcelona haddii ay ku guuleystaan Champions League ama La Liga sida uu…
Pep Guardiola ayaa heshiiska cusub ee uu u saxeexay kooxdiisa Manchester City, waxa uu ugu dabbaal-degi doonaa hanashada horyaalka Premier League oo…
Waxa jiray niyad wanaag badan oo ay qabeen jamaahiirta kooxda Barcelona markii ay kooxdoodu lasoo saxeexatay Antoine Greizmann sanadkii 2019 balse xaalada…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Waxa jira tiro aad u badan oo ciyaaryahano da’yara ah kuwaas oo hibo cajiib ah leh isla markaana sugaya inta ay Lonel…