Mikel Arteta Oo Kashifay Hadaladii Xanaaqa Ahaa Ee Uu Ku
Mikel Arteta ayaa ku tilmaamay casaankii uu Nicolas Pepe qaatay mid aan la aqbali karin isagoo ku eedeeyay xiddiga garabka ka ciyaara…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mikel Arteta ayaa ku tilmaamay casaankii uu Nicolas Pepe qaatay mid aan la aqbali karin isagoo ku eedeeyay xiddiga garabka ka ciyaara…
Cidna uma cadeyn wixii ay Arsenal isku dayaysay inay sameyso, iyadoo haatan ay soo martay 450 daqiiqo oo aysan gool dhalinin horyaalka…
Arsenal ayaa ka badbaaday guuldarro xilli casaan laga siiyay bilowgii qeybta labaad Nicolas Pepe iyagoo barbaro goolal la’aan ah ku qabtay kooxda…
Manchester United ayaa lagu waramayaa inay ogolaatay inay 150 milyan euro oo u dhiganta 133 milyan ginnu kula soo wareegto Ansu Fati…
Arsene Wenger ayaa dabeecadiisa qarsooneyd banaanka soo dhigay isagoo ku kaftamay inuu ku raaxeysto daawashada tababarayaasha dhibaateysan ee Premier League. Halyeeyga Arsenal…
Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa ku baaqay in la mamnuuce farsamada rigoore tuurista Bruno Fernandes. Xiddiga Manchester United ayaa mar walba hakada…
Lionel Messi iyo Barcelona ayaa cambaareyn kala kulmay taageerayaashooda ka dib markii ay 17 jirka Pedri u direen inuu la hadlo warbaahinta…
Halyeeyadii hore ee Manchester United ee Rio Ferdinand Iyo Paul Scholes ayaa isku raacay laacib ay tahay in tababare Ole Gunnar Solskjaer…
Real Madrid ayaa rajaynaysay inuu Karim Benzema kusoo laaban doono tababarkii Axadda maanta ee ay iskugu diyaarinayeen ciyaarta muhiimka u ah ee…
Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa amaan kula dul-dhigay xiddiga khadka dhexe ee reer France ee Adrian Rabiot oo uu ku…
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay arrimaha kooxdiisa ee suuqa kala iibsiga ee bisha January iyo haddiiba ay saxeexyo…