Arsenal Oo Ozil-ka Ay Godka Dheer Ku Riday Ku Bedelaysa Ozil
Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay u dhaqaaqdo saxeexa khadka dhexe ee kooxda Lille ee Yusuf Yuzici oo lagu naanayso…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay u dhaqaaqdo saxeexa khadka dhexe ee kooxda Lille ee Yusuf Yuzici oo lagu naanayso…
Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa ka hadlay sida uu u arko xiddiga ay boos wadaaga yihiin ee Diogo Jota oo…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Guul-darradii Barcelona kasoo gaadhay kulankii Atletico Madrid ee xalay ee rikoodhka xun loogu diiwaangeliyey, waxa uga sii daran dhaawacyo soo gaadhay labada…
Barcelona ku jirta xaaladdii ugu xumayd muddo 25 sannadood, waxaana ay mar kale guul-darro kasoo hoysay kulankii ay martida ugu ahayd Atletico…
Liverpool ayay sugaysaa ciyaar adag oo tijaabo weyn ku ah xili ciyaareedkeeda, taas oo ay maanta ku qaabilayso kooxda sida fiican u…
Sida ay sannad walba sameeyaan ciyaartoyda horyaalka Serie A ayaa rinji casaan ah marsada wajiga todobaadkan oo kale iyagoo qeyb ka ah…
Manchester United ayaa guushii horeysay ee Old Trafford ee xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League waxay xalay ka gaartay kooxda West Brom laakiin…
Barcelona labo musiibo ayaa isagu darsantay kulankii ay ay guuldarada ka soo gaartay Atletico Madrid ee ka dhacay Wanda Metropolitano, iyadoo 1-0…
Manchester United ayaa guushii ugu horreysay ee horyaalka Premier League ah ku gaadhay garoonkeeda Old Trafford, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaatay…
Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa guul ay u qalmaysay ka gaadhay Barcelona oo ay kusoo dhoweysay garoonkeeda Wanda Metropolitano. Kulankan oo…