Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Actual Madrid, Barcelona and Juventus agree with ESL

Actual Madrid, Barcelona and Juventus have issued a joint assertion refusing to desert the Tremendous League, regardless of claiming they're "unacceptable strain and threats to achieve this, and can proceed to pursue comparable ideas in the long run".After fan strain compelled the competitors to break down with a 48-hour launch, 9 of the unique 12 golf equipment that signed as much as be part of the failed SL have now agreed to sanctions imposed by UEFA and promised their future dedication to present worldwide and home…

Thomas Tuchel says he loves life as a Chelsea supervisor

Chelsea boss Thomas Tuchel has claimed he's the happiest he has ever been since becoming a member of Stamford Bridge, though he admits English soccer is even more durable than he anticipated.The previous Paris Saint-Germain boss changed Frank Lampard on the helm of the Blues in January. His arrival helped rework the Blues' season and took them from ninth within the Premier League to fourth in only over three months.Thomas Tuchel says he's the happiest he has ever been Clive Rose / Getty PhotosMost likely his greatest…

RASMI: UEFA Oo Ku Dhawaaqay Guuleystaha Xiddigii Ugu Fiicnaa

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay guuleystaha xiddigii ugu fiicnaa tartanka UEFA Champions League toddobaadkii tagay.Xiddiga markan lavatory caleemo saaray ayaa ah garabka kooxda Manchester Metropolis ee Riyad Karim Mahrez kaas oo sabab u ahaa in kooxdiisu ay natiijo wadar ahaan 4-1 ah kaga soo gudubto Paris Saint-Germain oo ay afar dhammaadka ku kulmeen.Guud ahaan afartaas gool ayuu saddex kamid ah Paris kasoo dhaliyay xiddigan magaaladeeda kasoo jeeda ee gudaha Paris kusoo koray isaga oo…

Neymar contracts new – PSG celebrity will signal new deal

Neymar is predicted to signal a brand new long-term contract with Paris Saint-Germain instantly, which is able to develop his dedication to the French giants till the summer season of 2026.Neymar, who stays the costliest participant in historical past in consequence of his switch of € 222 million from Barcelona in 2017, which greater than doubled the earlier world switch document, was underneath contract till 2022. Nevertheless, a brand new deal has been placed on maintain for a short while.A brand new deal between Neymar…

Brendan Rodgers insists Leicester Metropolis are nonetheless “in a very good place”

Leicester Metropolis supervisor Brendan Rodgers has known as for calm after a defeat in opposition to Newcastle and claims that his crew continues to be "in a very good place" within the race for the highest 4 within the Premier League.The Foxes boss spoke on Friday evening after seeing his gamers fall to a humiliating 4-2 defeat by the hands of visiting Newcastle United, which has gathered fears about Leicester's means to deal with strain.A powerful Newcastle picks up three key factors #LEINEW pic.twitter.com/RVnwbwpaU1-…

Muxuu Yahay XUSKA Ay Barcelona U Samaynayso Luis Suarez Kahor Kulanka

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa maanta gegida Camp Nou ku wada ciyaaraya kulan muhiim u ah xilli ciyaareedka horyaalka La Liga balse kooxda Catalans-ka ah ayaa wakhti u heli doonta inay maamuusto weeraryahanka Atleti ee Luis Suarez ciyaarta kahor.Weeraryahanka ree Uruguay ayay Barcelona u sheegtay inuu koox cusub raadsado xagaagii hore markii tababare Ronald Koeman laga dhigay tababaraha kooxda.Atletico Madrid ayaa ka faa’idaysatay fursada ay kula saxeexanaysay iyaga oo uu ka caawinayo inay ilaa hadda hoggaanka…

XOG: 50ka Xiddig Ee Guulaha Ugu Badan Ka Helay Kulamadii Ay Ciyaareen,

50ka ciyaartoy ee guulaha ugu badan ka helay kulamadii ay ciyaareen qarniga 21aad, ayaa waxa kaalinta koowaad kusoo baxay difaaca Barcelona ee Ronald Araujo oo celceliska kulamadii uu dheelay ka helay guulaha ugu badan.Xog ururin lagu sameeyey ciyaaryahannada qaaradda Yurub tan iyo sannadkii 2000, ayaa waxay muujinaysaa in Araujo uu yahay laacibka ugu guulaha badan marka la eego tirada kulamadii uu saftay ee ay kooxdiisu badisay, halka Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ay kaga jiraan meelo hoose.Ronaldo ayaa fadhiya…

Neymar Oo Heshiis Cusub La Gaartey PSG & Mbappe Oo La Sugayo Iyo Warka

Kooxda kubadda caggta PSG ayaa maanta ku dhawaaqaysa heshiis cusub oo uu u saxeexay xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr oo qalinka ku duugaya qandaraas uu waqtiga ugu dheeraynayo naadigiisa oo socon doona illaa 2026.Neymar oo heshiiska uu kula  jiro PSG uu ku eg yahay dhamaadka xilli ciyaareedka dambe ee 2021/22, ayaa waxa uu ogolaaday in uu saxeexo qandaraas cusub oo maanta la shaacinayo, sida ay qoreen warbaahinta waddanka Faransiisku.Wargeyska caanka ah ee L’Equipe ee kasoo baxa Faransiiska ayaa waxa uu sheegay in dooddii ka…

Hordhac: Barcelona vs Atletico – Kulanka Xaasaasiga Ah Ee Maanta,

Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa galabta foodda isku daraya garoonka Camp Nou kulan xaasaasi ah oo natiijadiisa kasoo baxdaa ay qabayn karto sida uu noqonayo horyaalka LaLiga iyo kooxda ku guuleysan karaysa intaba.Barcelona oo ku jirta kaalinta saddexaad ee miiska kala-sarraynta ayaa waxay qaabbilaysaa Atletico Madrid  oo hoggaanka haysa, laba dhibcood oo kali ahna ka sarraysa, isla markaana dhibco badan lumisay tan iyo bishii January.Atletico ayaa hoggaanka horyaalka ku haysay 13 dhibcood oo nadiif ah bishii January…

Hordhac: Liverpool vs Southampton – Rajadii Liverpool Ee Champions

Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield waxay caawa ku qaabbilaysaa Southampton, kulan xaasaasi ah oo Jurgen Klopp iyo xiddigihiisu ay u baahan yihiin in saddexda dhibcood ay ku heleen, si ay rajadooda Champions League usii nooleeyaan.Liverpool ma lumin karto dhibco kale haddii ay doonayso in ay qayb ka noqoto Champions League xilli ciyaareedka dambe, haddii ay barbarro keento ama laga badiyana waxay si rasmi ah u macasalaamayn doonaan in ay ka qayb-galaan tartankaas xilli ciyaareedka dambe.Barbarro waqti dambe ah oo ay Leeds…