Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Eric Cantona was inducted into the Premier League Corridor of Fame

Manchester United legend Eric Cantona has been introduced because the third participant to be inducted into the brand new Premier League Corridor of Fame.The Outdated Trafford cult hero received 4 Premier League titles in 5 seasons within the early and mid-Nineties, proving to be the catalyst for United within the 1992/93 inaugural marketing campaign following his transfer from Leeds, the place he had beforehand been an outdated first division aspect. . Grasp.United's 1992/93 title marked the top of a 26-year league drought…

Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Labada Ciyaartoy Ee Ku Tartami Doona

Muddo 12 sannadood ah 11 ka mid ah waxa abaal-marinaha xiddigga adduunka qaatay Cristiano Ronaldo ama Lionel Messi, waxaana kaliya soo dhex-galay Luka Modric ka hor intii aanu sannadkii u dambeeyey ee aafada Korona Fayras ay jirtay aan la joojin Ballon d’Or balse abaal-marinta kale ee cusub ee The Greatest la siiyey Robert Lewandowski.Luka Modric ayaa sannadkii 2018 bandhiggii uu ka sameeyey Koobkii Adduunka iyo kooxdiisa Actual Madrid, waxa uu Cristiano Ronaldo kaga horjoogsaday in uu Ballon d’Or ama The Greatest ku…

Barcelona negotiations with Memphis Depay are ongoing

Barcelona have accelerated their negotiations with Lyon forward of Memphis Depay, however a transfer to the membership might depend upon Ronald Koeman's future at Camp Nou.Koeman was eager to purchase Depay final summer season and has continued to press his signature on a free switch this time, however membership officers are believed to choose the thought of ​​signing Manchester Metropolis's Sergio Aguero without cost and sprinkling on somebody like Dortmund's Erling Haaland.A massive a part of the Spanish media feels that…

RASMI: Thomas Tuchel Oo Shaaciyey Xiddigaha Uu Caawa Kala Hor-tegayo

Laba guul-darro oo isku xigay kaddib, Chelsea ayaa doonaysa in ay kusoo noqoto jidka guusha marka ay garoonkeeda Stamford Bridge ku qaabbisho Leicester Metropolis oo Sabtidii ka qaadday FA Cup.Kulankan oo muhiim u ah labada kooxoodba oo midkooda badisa ay xaqiijisan karto booskeeda Champions League ee xilli ciyaareedka dambe, kooxda laga badiyana laga yaabo in ay Europa League ka ciyaarto, waxa uu Thomas Tuchel usoo xushay hubkiisa ugu culus oo saacad ka hor uu kasii dhex-dooran 11ka laacib ee uu gaoronka kusoo…

PSG, Man United, Metropolis, Chelsea mise Actual Madrid? Harry Kane Oo

Weeraryhanka reer England ee Harry Kane ayaa shaaciyey kooxda uu doonayo in uu u ciyaaro xilli ciyaareedka dambe, xilli uu kooxdiisa ka dalbaday in la iibiyo marka uu furmo suuqa  iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Harry Kane ayaa ciyaartoyda kooxdiisa Tottenham waxa uu u sheegay in uu ka tegayo xagaagan oo aanu qayb kasii ahaan doonin naadiga xilli ciyaareedka dambe, taas oo soo afjaraysa kooxdan oo uu cimrigiisa ciyaareed kusoo qaatay marka laga reebo muddo kooban oo uu amaah kaga maqnaa.27 jirkan ayaa dhowaan sheegay in uu…

Saadaasha Mark Lawrenson Ee Kulamada Premier League Ee Toddobaadkan –

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa labadii kulan ee ugu dambeeyey la ciyaarayaa, waxaana usbuucan dhacaya kulamada 37aad oo ay kooxuhu aad ugu dagaallamayaan kaalmaha saddexaad iyo afraad iyo xataa kuwa shanaad iyo lixaad ee loogu soo baxayo Champions League iyo Europa League.Kulanka ugu xaasaasisan, waxa ku ballansan Chelsea iyo Leicester Metropolis oo ku kala jira kaalmaha saddexaad iyo afraad, waxaana midkooda laga badiyo ay suurtogal tahay inay ka baxdo afarta sare oo ay soo dhex-gasho Liverpool oo…

Hordhac: Man United vs Fulham – 10 Kun Oo Taageereyaal Ah Oo Outdated

Manchester United ayaa garoonkeeda Outdated Trafford waxay ku qaabbilaysaa Fulham oo waqti hore bathroom xaqiijiyey in ay heerka labaad u degtay oo ay Premier League macasalaamaysay, waxaana kulankan kasoo qayb-gelaya 10,000 taageereyaal ah oo walwal ku haya kooxdooda.United ayaa ka mid ah kooxaha bathroom fasaxay inay taageereyaashu yimaaddaan labada kulan ee ugu dambeeya xilli ciyaareedkan, waxayse dhibaatadu tahay in dhowaanahan ay mudaharaadyo soo bandhigayeen taageereyaasha oo ka dalbanayay in ay qoyska reer Glazers ee…

Hordhac: Chelsea vs Leicester – Blues Oo Inay Aarsato Doonaysa, Kooxda

Chelsea iyo Leicester Metropolis ayaa saddex maalmood kaddib finalkoodii FA  Cup ee ay Leicester guusha koobka ku qaadday waxay mar kale caawa fiidka hore iskaga hor imanayaan kulan xaasaasi ah oo midkooda laga badiyo ay ka bixi karto afarta sare ee horyaalka Premier League.Gool uu u dhaliyey Youri Tielemans qaybta dambe ayaa Sabtidii ay koobka FA Cup ku qaadday Leicester Metropolis, waxaanay u ahayd markii ugu horreysay ee ay koobkan ku guuleysato iyo finalkii ugu horreeyey ee ay timaaddo tan iyo 1969kii.Ciyaartaas oo ay…

17ka Kooxood Ee Waa Weyn Ee Ilaa Iyo Haatan U Soo Baxay Wareega

Horyaalada Yurub ayaa gabagabo ku dhow taasoo la micno ah in durbaba la sii ogaanayo kooxaha u soo baxaya wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedka soo socda.Ilaa iyo haatan 17 kooxood oo waa weyn ayaa xaqiijistay inay u soo gudbeen wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedka 2021-22.Horyaalka Ingariiska kooxda hanatay Premier League Manchester Metropolis iyo kooxda deriskeeda ah ee Manchester United oo kaalinta labaad ku jira ayaa haatan xaqiijistay inay u soo baxeen wareega group-yada Champions…

GOLDEN BOOT: Yaa Hogaaminaya Kabta Dahabka Yurub? Liiska Dhameystiran

Iyadoo shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub ay ku dhawaanayaan gabagabo, waxaa isagana soo gabagaboobaya tartanka kabta dahabka ee Yurub.Abaalmarinta Kabta Dahabka (Golden Boot) waxaa la siiyaa xiddiga ugu goolasha badan horyaalada Yurub xilli ciyaareedka oo dhan, laakiin waxaa lagu bixiyaa dhibco madaama horyaalada Yurub aysan isku qiimo aheyn. Shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub gool walba wuxuu u dhigmaa labo dhibcood halka horyaalada ka hooseeya uu gool walba u dhigmo 1.5 dhibcood ama hal dhibic.Sannadkii la soo dhaafay…