Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Lionel Messi Oo Soo Gaartey Magaalada Madrid Iyo Luis Suarez Oo Ay

Ma jirto masaafo kala fogeyn karta ama kala goyn karta saaxiibtinimada u dhaxaysa Luis Suarez iyo Lionel Messi, waxaana ay labadan xiddig kulmeen xilli xaasaasi ah oo ay kooxahoodu isku diyaarinayaan kulamada ugu dambeeya horyaalka LaLiga.Lionel Messi ayaa soo gaadhay caasimadda Spain ee Madrid Salaasadii shalay, waxaana markiiba ay israaceen Luis Suarez oo ay u baxeen makhaayad ay kasoo wada cunteeyeen iyadoo mid walba ay wehelinayso xaaskiisa.Warbaahinta Spain ayaa sawirro ka qaadday Lionel Messi oo ay la socoto xaaskiisa…

Miyaa Mbappe Looga Saarayaa No.10? Lambarka Uu Karim Benzema U Xidhan

Karim Benzema ayaa dib loogu soo celiyey xulka qaranka Faransiiska oo uu ka maqnaa muddo shan sannadood iyo lix bilood ah, waxaanu hadda ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ee bisha June bilaabmi doona.Xiddiga Actual Madrid ayaa uu tababare Didier Deschamps kusoo daray liiska xulka qarankiisa kaddib dalabaad badan oo uga imanayey taageereyaasha oo ay u cuntami weyday sababta lavatory cuskaday in Benzema laga caydhiyo xulka, taas oo la xidhiidhay kiiska cajalad fadeexad galmo ahayd oo laga duubay Valbuna, taa soo wali…

Muslimiinta Manchester United Ee Paul Pogba Iyo Amad Diallo Oo Garab

Xiddigaha Manchester United ee Paul Pogba iyo Amad Diallo ayaa gudaha garoonka Previous Trafford kula soo baxay calanka Falastiin kaddib markii ay dhamaatay ciyaartii ay barbarraha 1-1 kula galeen Fulham.Labadan ciyaartoy ayaa garoonka oo ay joogaan 10,000 taageereyaal Manchester United ah, waxay dhamaadkii ciyaarta labada dhinac qabteen calanka Falastiin oo xasuuq ay ku hayaan Yuhuudda oo dad badan laysay labadii toddobaad ee ugu dambeeyey.Manchester United oo kaalinta labaad kaga dhamaysanaysa horyaalka Premier League ayaa…

Hordhac: Burnley vs Liverpool – Reds Oo 4aad Imanaysa Caawa, Klopp Oo

Liverpool ayaa fiidka hore ee caawa waxay tegi doontaa garoonka Turf Moor oo ay marti ugu noqon doonto Burnley, waxaana guul ay kasoo gaadho ay ku geli doontaa kaalinta afraad ee horyaalka Premier League oo ay ka riixan doonto Leicester Metropolis oo xalay guul-darro kala kulantay Chelsea.Tababare Jurgen Klopp ayaanay kooxdiisu lumin karin wax dhibco ah kulanka caawa iyo midka ugu xiga ee Crystal Palace ay Axadda la ciyaari doonaan, sababtuna waxay tahay rajadoodii kasoo qayb-galka tartanka Champions League ayaa ku jirta…

Decided Chelsea performances banish FA Cup demons

Chelsea had a lot of causes to be further motivated to beat Leicester on Tuesday evening. Not solely had the fox defeated them within the FA Cup remaining simply days earlier than, the recreation additionally noticed one thing resembling a traditional crowd of supporters returning to Stamford Bridge for the primary time because the pandemic started again in March 2020. Chelsea followers will need to have had the efficiency | Catherine Ivill / Getty PhotosAs well as, Leicester had despatched 2-0 again in January - a outcome…

Chelsea 2-1 Leicester: Participant rating

Chelsea took a giant step in the direction of qualifying for subsequent season's Champions League and defeated Leicester 2-1 in entrance of 8,000 spectators at Stamford Bridge. The sport acquired off to a panoramic begin with Chelsea taking part in some good soccer. Timo Werner thought he had opened the scoring 20 minutes in, simply to get the lineman's flag up earlier than the German had a second effort dominated out for handball.Lower than three minutes into the second half, the blues acquired their deserved breakthrough…

Chelsea Oo Kaalinta Saddexaad Kusoo Gashay Guul Ay Kaga Aargoosatay

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa soo gashay kaalinta saddexaad ee horyaalka Premier League, waxaanay ka aargoosatay oo ay 2-1 ku garaacday Leicester Metropolis oo ay booska kala baxday.Kulankan oo muhiimad weyn u lahaa labada kooxoodba, isla markaana go’aamin karaya afarta naadi ee Champions League uga soo qayb-geli doona Ingiriiska xilli ciyaareedka dambe, ayaa waxa guul ay aad ugu rafaadday ka gaadhay Chelsea oo dirqi kaga badbaaday dagaal ay Leicester Metropolis waqti dambe gashay.Chelsea ayaa hoggaanka ciyaarta qabatay…

Brighton 3-2 Manchester Metropolis: Participant Rankings

Brighton fought excellently towards 10-man Manchester Metropolis to win a well-known 3-2 victory in entrance of 8,000 spectators at Amex Stadium.The newly topped Premier League champions had been fast away from the blocks and took the lead after a number of minutes by means of Ilkay Gundogan's shut head. However any momentum Pep Guardiola hoped his aspect would generate was shortly halted when Cancelo, who has been in distinctive type for many of the season, was sacked to drag down Danny Welbeck because the final man.This…

Xiddigii Garoonka, Laacibkii U Liitay Iyo Qiimaynta Ciyaaryahanadda

Manchester United ayaa lumisay dhibco kale, waxaana ciyaartii saddexaad oo xidhiidh ah garoonkooda Outdated Trafford ah ay ku dheeleen garoonkooda oo labana lagaga badiyey markan u dambaysayna ay Fulham ku qabatay barbarro.Gool uu waqti hore u dhaliyey Edinson Cavani ayay Manchester United hoggaanka  ku haysay illaa laga soo gaadhayay dhamaadka ciyaarta oo 14 daqiiqadood ka hadhsan tahay, markaas oo kooxda martida ahayd ee Fulham uu goolka barbarraha u dhaliyey Bryan.United ayaa iska khasaarisay fursado badan oo ay dhalin…

Goorma Ayuu Gareth Southgate Ku Dhawaaqi Doonaa Xulka Qaranka England

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa laga sugayaa  in uu ku dhawaaqo liiska ciyaartoyda xulka qaranka dalkaas ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ee bilaabmi doona bisha dambe ee June.England ayaa ku jirta hormo adag oo ay ku wehelinayaan Croatia, Scotland iyo Czech Republic oo ay Group D ku wada jiraan, waxaana la saadaalinayaa in ay durduro kusoo baxaan England iyo Croatia.Ingiriiska ayaa haysta fursad weyn oo uu koobka ku qaadi karo sannadkan, waxaanay haystaan laba arrimood oo ka caawin kara in…