CHAMPIONS!!! Atletico Madrid Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Spain Ee
Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ee xilli ciyaareedka 2020-21, waxaana ku hoggaamiyey xiddiga reer…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ee xilli ciyaareedka 2020-21, waxaana ku hoggaamiyey xiddiga reer…
Laacibka da’da yar ee khadka dhexe uga ciyaara Chelsea ee Billy Gilmour ayaa sharraxaad ka bixiyey hadal uu u sheegay laacibka khadka…
Juventus ayaa berri u halgami doonta in ay hesho guul iyadoo rajaynaysa in laga badiyo qaar ka mid ah kooxaha ka horreeya,…
Weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa taariikh cusub oo aan hore u dhicin ka sameeyey horyaalka waddanka Talyaaniga ee Bundelisga, kaddib…
Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Germany ee Bundesliga markii sagaalaad oo xidhiidh ah, waxaanay kulankii ugu dambeeyey…
Pep Guardiola ayaa doonaya inuu noqdo tababare xul marka uu gaaro 72 sanno jir, isagoo isku diyaarinaya inuu tababare u noqdo xulka…
Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa maanta lagu soo xidhayaa kulamo ay kooxuhu isku xidhan yihiin oo ay midba rajaynayso in midda…
Da’yarka garabka weerar ee kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa diiday inuu meesha ka saaro fursada uu mustaqbalka kaga ciyaari karo…
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan iyo qorshe ka leeyahay mustaqbalka kooxdiisa xilli heshiiska uu hore…
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxda ay horyaalka Premier League ku xifaaltamaan ee Manchester City aysan horyaalka hanateen…
Tababaraha halyeeyga ah ee kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa sheegay hal qoomamo oo uu wali ka qabo mudadii 27-ka…