Maxay Tahay Sababta Ay Man United Iyo Liverpool Ugu Dabaaldegeen
Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa ahaa kuwo ay xalay dani ugu jirto guushii ay kooxda Chelsea kasoo hoysay UEFA Champions League…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa ahaa kuwo ay xalay dani ugu jirto guushii ay kooxda Chelsea kasoo hoysay UEFA Champions League…
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay kala dooratay xiddigaha lala xidhiidhinayo ee Jadon Sancho oo garab weerar uga ciyaara Borussia…
Tababare Pep Guardiola ayaa xalay lumiyay fursad weyn oo uu ugu guuleysan karayay Champions League markale ciyaartii ka dhacday Estadio Do Dragao…
Khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee Jorginho ayaa garoonka dhexdiisa lagaga xiiray gadhka kaddib Final-kii UEFA Champions League ee ay xalay guusha…
Difaaca reer Brazil ee Thiago Silva ayaa weerar ku qaaday kooxdiisii hore ee PSG kaddib markii uu xalay Champions League kula guuleystay…
Wargeysyada waaweyn ee Ingiriiska ayaa saaka bogaggooda hore ku karbaashay tababare Pep Guardiola oo ay ku dhalliileen istaraatiijiyaddii ciyaareed ee kulankii finalka…
N’Golo Kante ayaa iska fogeeyey soo-jeedimaha sheegaya, in isagu uu u qalmo in la guddoonsiiyo abaal-marinta xiddiga adduunka ee N’Golo Kante ee…
Mulkiilaha Chelsea ee Roman Abramovich ayaa usoo degay garoonka gudihiisa markii ay kooxdiisu ku guuleysatay Champions League, waxaana dabbaal-degga iyo farxadda kaddib…
Halyeygii hore ee Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa magacaabay xiddigii ugu wanaagsanaa ciyaartoyda Chelsea kulankii finalka Champions League ee ay koobka…
N’Golo Kante ayaa la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddigii ugu wanaagsanaa garoonka, kulankii finalka Champions League ee ay ku garaaceen Manchester City, waxaanu ahaa…
Pep Guardiola ayaa sharraxaad ka bixiyey go’aan uu qaatay kulankii xalay ay kooxdiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee finalka Champions League, taas oo…