Kooxaha waaweyn ee Ingiriiska ayaa la xaqiijiyey in ay mar kale khiyaano kula kaceen taageereyaashooda, isla markaana ay mudaharaadyadii iyo kacdoonkii gilgilay ee jamaahiirta kaga imanayay iska aamusiiyeen been aan meel fog gaadhsiisnayn.Manchester United, Liverpool, Chelsea, Man City, Arsenal iyo Tottenham ayaa ka mid ahaa 12 kooxood oo reer Yurub ah oo samaystay tartan loogu magac-daray European SUper League, laakiin naadiyadan ayaa markii ay jamaahiirtooda, khubrada ciyaaraha iyo xidhiidhaduba dhalleecayn ba’an u…