Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Harry Kane Oo Koox Lama Filaan Ah Doonaya, Arsenal Iyo Chelsea Oo

Weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane ayaa wakiiladiisa si cad ugu sheegay inuu jeclaan kahaa inuu tababarihiisii hore ee Mauricio Pochettino kula midoobo Paris St-Germain. (90min)PSG ayaa soo cusboonaysiisay isku dayada ay ku doonayso saxeexa Paul Pogba oo Man United ka tirsan. (Le Parisien – in French)Arsenal ayaa dalab kale ka gudbin doonta khadka dhexe ee Lyon ee Aouar iyaga oo heshiis uu toddobaadkii 100,000 oo pound ku qaadanayo. (Sun)Sergio Ramos ayaa bar-tilmaameed u ah Man United, PSG iyo Sevilla kaddib markii uu ka…

CAJIIB: Arsenal Mise Tottenham? Kooxdii Uu John Terry Dardaarankiisii

Kabtankii hore ee kooxda Chelsea ee John Terry ayaa banaanka la keenay qayb kamida dardaarankii ugu dambeeyay ee uu siiyay xiddigaha kooxdaas markii uu ka tagayay iyo kooxdii uu uga digay inaysan marnaba ka hoos marin.Halyeeyga Blues ayaa kulankiisii ugu dambeeyay ee 717 kulan oo uu usoo ciyaaray kooxda soo saftay sanadkii 2017 ciyaar ay 5-1 Stamford Bridge ugaga adkaadeen Sunderland.Terry ayaa 15 koob kusoo guuleystay mudadii uu joogay Chelsea isaga oo ah ciyaaryahanka taariikhda koobabka ugu badan lasoo hantay…

Ranking the best European Championship songs

The euro is finally here after five years of waiting, and we have knocked out the playlist 'COME ON ENGLAND (Or which country you support)' we have done on Spotify. The football world has long been linked to the mysterious art of music, with players changing career paths to become failed rappers, or simple football players being forced to record an anthem before the tournament that will never be erased from the annals of history. This crossover has produced some absolute stinks, as you can imagine - but we have also dug out…

Points on several EURO: Ronaldo advances

Not many football players have played on two EUROs; fewer have still scored in more than one of the quadruple tournaments.We wrestle with facts and pick out the vital statistics and discover that the only man who managed to convert a free kick into two EUROs (clue: he is French); the player who scored all four of his final goals on the same date, albeit at four-year intervals (German); and the forward who has hit the net in record five tournaments (Portuguese, of course!).Most EURO finals took place in5 Cristiano Ronaldo,…

“Hibo Khaas Ah Ayuu Leeyahay” – Xiddig Liverpool & Arsenal Isha Ku

Khubarada kubadda cagta England ee Gary Lineker iyo Micah Richards ayaa amaah ugu qubeeyay da’yarka weeraryahanka ah ee xulka qaranka Sweden ee Alexander Isak oo lala xidhiidhinayo kooxda Premier League ee Liverpool.21 sano jirkaas ayaa qayb muhiima ka qaatay rigoorihii xulkiisa Sweden ka caawiyay inay guul ka gaadhaan dhigooda Slovakia kulankii shalay.Isak oo xilli ciyaareedkii hore 17 gool usoo dhaliyay kooxdiisa Real Sociedad ayaan kaliya Liverpool lala xidhiidhinayn balse waxa dhinaceeda kaga jirta Arsenal.Gary Lineker…

Waakan Halka Boos Ee Ay Xoojintiisa Muhiimada Koowaad Siinayso

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay inta ka hadhsan suuqa xagaagan muhiimada koowaad siin doonto saxeexa khad dhexe kaddib markii ay Georginio Wijnaldum u weyday dhigeeda Paris Saint-Germain oo uu si rasmi ah ugu biiray.Tababare Ronald Koeman ayaa ka warqaba in booskaasi uu yahay mid aad muhiim ugu ah kooxdiisa isaga oo ka baqaya inuu si xad dhaaf ah u isticmaalo Pedri oo da’ ahaan aad u yar sidoo kalena haatan ugu soo bilawda xulka Spain tartanka Euro 2020.Marka si rasmi ah loo dhammaystiro saxeexa Memphis Depay…

Waayihii Paul Pogba Ee Man United Oo Soo Dhammaaday & Kooxda Uu

Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo xulka France ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu ka huleelayo kooxdaas xilli wakiilkiisa Mino Raiola uu kulan la qaatay madaxweynaha Paris Saint-Germain ee Nasser El Khelaifi.Heshiiska uu Pogba ku joogo Old Trafford ayaa ah mid hal sano oo kaliyi ka hadhay waxaana haatan aan wax horumar ah laga samaynayn wadahadalada heshiis kordhinta ee u dhaxeeya Raiola iyo United.Pogba ayaa kamida xiddigaha ugu muhiimsan safka tababare Ole Gunnar Solskjaer isaga oo 42 kulan usoo…

Wales predicted the lineup against Italy

Wales took a big step towards qualification from Group A after their 2-0 victory against Turkey in Baku on Wednesday night, although Robert Page will most likely not allow his side to take their foot off the pedal against Italy.The Welshmen started their Euro 2020 campaign with a respectable move against Switzerland, before inspired performances from star duo Gareth Bale and Aaron Ramsey led to three points in the Azerbaijani capital.Qualification is almost certain but not yet guaranteed, which means team selection against…

Italy predicted the lineup against Wales

Italy have so far been the most prominent in the 2020 European Championships, and with their place in the next round already certain, we can see Roberto Mancini make changes to give some of his squad some valuable minutes.Back-to-back 3-0 victories over Turkey and Switzerland mean that as long as Italy avoids defeat against Robert Pays Wales, they will win Group A and deserve it. To top the group, Azzurri may need to get the job done without Giorgio Chiellini - although there is potentially better news about Marco Verratti.…

Billy Gilmour captures the imagination with an outstanding screen

He is 20 years old.Billy Gilmour is 20 years old.And he is already unreal.At what was his first international start, Gilmour absolutely tore it up for Scotland. He passed through England's midfield with so much class and calm, as if the opportunity did not bother him at all.You could tell early on what it was like for Gilmour. He was matched with Chelsea teammate Mason Mount and looked like he wanted to eat the Englishman alive, get into a physical fight and not be afraid to rough up his team's players for the season.Not…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More