Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Bale clarifies Wales’ future after leaving interview

Wales winger Gareth Bale has confirmed he has no plans to retire from international service following his side's exit from Euro 2020.Before the tournament began, there were plenty of rumors suggesting that Bale could retire altogether, with some stories going so far as to claim that the Real Madrid freight forwarder was instead looking at a professional golf career.These stories were not surprisingly wasted by Bale's agent, but the Welshman still left the world in suspense when he admitted that he had already decided his…

Camavinga looked after the Sancho affair

Manchester United plan to turn their attention to Stade Rennais youngster Eduardo Camavinga when they have completed the signing of Jadon Sancho.United hope to build a team suitable for a Premier League title challenge next season but have yet to strengthen the squad that finished second to Manchester City last semester. That is expected to change soon, as a deal for Sancho is nearing completion, with personal talks expected to be a breeze once a transfer fee has been agreed with Borussia Dortmund.Bild reported last week…

Miyuu Xulka Belgium Caawa Si Gaar Ah U Eegan Doonaa Cristiano Ronaldo?

Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa ka hadlay haddiiba ay leeyihiin qorshe gaar ah oo ay ugu talo galeen inay caawa kaga hor tagaan hoggaamiyaha xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo.Ronaldo ayaa noqon doona markale ciyaaryahanka hoggaanka u ah Portugal balse tababare Martinez ayaa sheegay inaysan awooda saari doonin isaga oo ay si isku mid ah u ilaashan doonaan dhammaan 10-ka xiddig ee aan goolhayaha ka ahayn.Macalin Martinez ayaa yidhi isaga oo arrimahas ka faalo bixinaya “Marka aad qorshe u dajiso…

Ivan Perisic tests positive for COVID-19

Croatia's wing Ivan Perisic has tested positive for COVID-19 and will be forced to miss Monday's European Championship 2020 final 16 match with Spain.The intervention struck twice in the group stage, including in the 3-1 victory against Scotland that sealed Croatia's place in the quarterfinals.Unfortunately, this may be the last action he sees this summer as the Croatian Football Association has confirmed that Perisic must now spend ten days in isolation after testing positive for the virus on Saturday.All other members of…

Tottenham open talks for Bologna defender Takehiro Tomiyasu

Tottenham are in talks with Bologna over the potential signing of Japan's international Takehiro Tomiyasu.The 22-year-old, who can play as a center-back or right-back, would fill two important areas where Spurs are in great need of strengthening this summer.The email writes that Tomiyasu represents a defender much cheaper than some of their other main transfer targets, including Brighton's Tariq Lamptey.While Lamptey would cost more than £ 35 million, Tomiyasu is expected to be available for £ 15 million, much more in line…

LAMA FILAAN: Waakan Wakiilka Qarsoon Ee Ka Caawinaya Barcelona Inay

Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday in saxeexa cusub ee kooxdiisa ee Sergio Aguero uu yahay mid si weyn uga caawinaya kooxda inay sii haysato kabtankeeda Lionel Messi oo mustaqbalkiisa wali shaki ku jiro.Weeraryahankii hore ee Manchester City ayaa horraantii bishan si rasmi ah ugu biiray Barcelona kaddib markii ay kooxdaasi wax heshiis kordhin ah u samayn weyday.Aguero iyo Messi ayaa ahaa kuwo si wadajir ah uga soo tirsanaa xulka Argentina 15-kii sano ee ugu dambeeyay iyaga oo hal qol wada…

“Sergio Ramos Barcelona Ayaan Gayn Lahaa, Waxa Uu Naga Caawin Lahaa Ku

Halyeeyga kooxda Barcelona ee Samuel Eto’o ayaa ku baaqay inay kooxdiisii hore la saxeexato halyeeyga kooxda ay cadaawada weyni kala dhaxayso ee Sergio Ramos kaas oo la xaqiijiyay inuu hubaal ka tagayo kooxdaas xagaagan.Real Madrid ayaa shaacisay inay kooxda ka fasaxday Ramos waxaana lala xidhiidhinayaa kooxo badan oo ay ugu cad cadahay Paris Saint-Germain.Laakiin Eto’o oo ah ciyaaryahan usoo wada ciyaaray labada kooxood ee ugu waaweyn Spain ayaa qaba inay tahay in Barca ay saxeexa Ramos samayso marka uu ka hayaamo Madrid…

Kaddib Jadon Sancho, Manchester United Oo U Dhaqaaqday Xiddigii Ay Ku

Manchester United ayaa culayskeeda iskugu geynaysa sidii ay u heli lahayd xiddiga da’da yar ee khadka dhexe ee Eduardo Camavinga kaddib marka ay toddobaadkan dhamaystirto heshiiska xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo la filayo in toddobaadkan lasoo gabogabeeyo.Red Devils ayaa £77 milyan oo Gini kula soo wareegaysa Sancho iyadoo Borussia Dortmund iyo ciyaartoygaba ay heshiisyo la gaaadheen, waxaana kaliya hadhsan in heshiisyada si rasmi ah loo saxeexo.Kaddib markii ay Manchester isku hubsatay Sancho, waxay u dhaqaaqday…

Wayne Rooney Oo Magacabaay Xiddig Ingiriis Ah Oo Ay Tahay Inaan La

Wayne Rooney ayaa ka baqaya halista xulka qaranka Germany marka ay iska hor yimaaddaan England, waxaanu dareensan yahay in jab xooggan soo gaadhi karo dalkiisa oo ay ka hadhi doonaan tartanka Euro haddii aanu Gareth Southgate la imanin shax iyo xeelad dagaal.Xulka qaranka England ayaa wareegga 16ka ugu soo gudbay laba guulood iyo barbarro iyagoo soo dhaliyey laba gool oo kaliya, halka Jarmalku ay kulankii ugu dambeeyey barbarro lasoo galeen Hungary oo gool uu waqti dambe u dhaliyey Leon Goretzka oo ay ku barbarreeyeen ay…

YAAB: Mancini Oo Sheegay In Austria Ka Adag Tahay Belgium & Portugal

Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga ee Roberto Mancini ayaa ku dooday in kulankii Austria uu yahay mid kaga adkaan doona dalka ay la ciyaari doonaan wareegga siddeedda oo Belgium iyo Portugal midkooda soo baxa ay la ciyaari doonaan.Xulka qaranka Talyaaniga ayaa si dhib badan ugu soo baxay wareegga siddeedda kaddib markii ay ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah ay 2-1 kaga adkaadeen Austria.Federico Chiesa iyo Matteo Pessina oo beddel kusoo galay ayaa Talyaaniga u xaqiijiyey guusha, waxaanay goolashu yimaaddeen…