Browsing Category

Sports

Germany’s trio doubtful for England against Wembley

Germany manager Joachim Low has admitted that he may be without midfielder Ilkay Gundogan and defenders Antonio Rudiger and Robin Gosens for Tuesday's last 16 meeting with England at Euro 2020.The trio started in all of Germany's three group stage games, with Gosens in particular receiving much praise for their outstanding performances at left-back.England boss Gareth Southgate is even rumored to be considering switching to a 3-4-3 formation just to focus on including Gosen's and right-back partner Joshua Kimmich, but that…

Southgate to change to 3 at the back

England coach Gareth Southgate is about to return to the three-on-one formation that led his team to the World Cup 2018 semi-finals when they face Germany at Wembley.Germany, who play 3-4-3, have seen impressive progress this summer and many scouts believe that their strength lies in the wingback, where Robin Gosens and Joshua Kimmich are among two of the finest players around.According to the Telegraph, Southgate feels that toe-to-toe with Germany is the best strategy for the European Championship 2020 match in the last 16…

“Caawa Hurdadu Way Igu Adkaan Doontaa…” – Qoraalkii Uu Mbappe

Da’yarka garabka weerar ee xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa ka hadlay dareenkiisa kaddib markii uu xalay ku sababay xulkiisa inay si lama filaan ah gacmaha Switzerland ugaga hadhaan wareega 16-ka ee tartanka Euro.Mbappe ayuu rigoorihii shanaad ee ugu dambeeyay ka badbaadiyay goolhaye Yann Sommer kaas oo ku hoggaamiyay Switzerland inay booskooda wareega siddeeda balan kaga samaystaan dhigooda Spain.France ayaa hoggaanka ku qabtay 3-1 iyadoo 15 daqiiqo ka hadheen wakhtiga saxda ah ee ciyaarta ka dhacday magaalada…

Saddex Ka Mid Ah Xiddigaha Ugu Muhiimsan Xulka Germany Oo Halis Ugu

Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Low ayaa ka gaabsaday inuu xaqiijiyo, haddii ay taam yihiin saddex ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan qarankiisa oo dhaawacyo fudud qaba ka hor kulanka caawa ay garoonka Wembley kula ballansan yihiin England.England iyo Germany oo uu ka dhexeeyo xafiiltan weyn ayaa  isku beegmay wareegga 16ka tartanka Euro, waxaanay kala calaf-qaadi doonaan caawa oo midkood tartanka macasalaamayn doono midka kalena tartanka ka hadhi doono.Laakiin xulka Germany ayaa waxa shaki ku jiraa inay u ciyaari…

Xiddig Ka Tirsan Xulka France Oo Ku Eedeeyey Didier Deschamps Inuu

Tababaraha xulka qaranka Faransiiska ee Didier Deschamps ayaa lagu eedeeyey in uu ciyaartoyda xulka ka mamnuucay inay dumarkooda la seexdaan intii ay ku jireen tartanka qaramada Yurub iyo xilliyadii ka horreeyey ee ay isku diyaarinayeen ba.Faransiiska ayaa xalay ka hadhay tartanka Euro, waxaana rikoodheyaal 5-4 ah ku garaacday Switzerland oo marka horena barbarro soo laabasho ah samaysay iyadoo laba gool la dheeraa xilli toban daqiiqadood ka hadhsanayd dhamaadka ciyaarta.Weeraryahanka Faransiiska ah ee Antoine Griezmann ayaa…

SHARAFTIIN DHACDAY: Harry Kane Oo Maanta Xidhanaya Calaamadda

Weeraryahanka xulka qaranka England ee Harry Kane ayaa maanta xidhan doona calaamadda QOWMU-LUUDKA marka ay la ciyaarayaan dhiggooda Germany, sida uu shaaciyey xidhiidhka kubadda cagta England.Qoraal uu xidhiidhku ku daabacay bartiisa Twitter-ka ayaa waxa uu ku sheegay in kabtankooda Harry Kane uu calaamadda kabtannimada ku dhejisan doono Jeegaanta astaanta u ah QOWMU-LUUDKA, taas oo ay ku sheegeen inay ku xusayaan waxay ugu yeedheen ‘BISHA SHARAFTA’, ayna ugu doodayaan xuquuqda dadka isku jinsiga ah ee isguursada.Harry Kane…

Kylian Mbappe Oo Cafis Dalbaday Raaligelina Bixiyay Isagoo Qirtay Inuu

Kylian Mbappe ayaa warbixin raaligelin ah wuxuu soo dhigay barahiisa bulshada ka dib markii uu qasaariyay rigooradii xulka France ka reebtay Koobka Euro 2020.Switzerland ayaa ka soo laabatay 3-1 oo lagu hogaaminayay iyagoo labo gool oo degdeg ah dhaliyay 10kii daqiiqo ee ugu danbeysay taasoo sababtay in waqti dheeri ah la isla aado.Ka dib sagaal rigoore oo la tuuray ayaa lagu guuleystay in la dhaliyo ka hor inta uusan goolhaye Yann Sommer rigoore ka badbaadinin Mbappe ka dib barbaro 3-3 ahaa oo ay labada xul ku galeen…

Switzerland will send France packaging when Euro 2020 comes to life

If there is one thing we have learned from Euro 2020, it is to expect the unexpected. We are not even in the quarterfinals yet and we have already seen Hungary take points from Germany and France, the Czech Republic beat the Netherlands and Croatia take Spain to extra time - despite having drawn 3-1 with six minutes to go.It seemed as if France had almost turned another shocker against Switzerland on Monday night. Haris Seferovic's early nod had bled his nose, but Hugo Llori's penalty kick from Ricardo Rodriguez changed the…

Switzerland Oo Rikoodheyaal Ku Garaacday France, Mbappe Oo Reebay

Xulka qaranka France ayaa ka hadhay tartanka Euro, waxaana rikoodheyaal ku garaacay Switzerland oo waqtiyadii dhamaadka keentay goolasha barbarraha.Faransiiska oo ahaa dalka koowaad ee loo saadaalinayay koobka, ayaa waxa la degtay oo saaxadda ka saartay Switzerland oo ka mid ahayd dalalkii afarta ahaa ee kaalmaha saddexaad ka galay hormooyinkooda ee xagga dambe lagaga soo daray kooxihii u gudbay wareegga 16ka.Switerland ayaa wareegga siddeedda ugu gudubtay guul rikoodheyaal 5-4 ah, iyadoo uu Faransiiska rikoodhihii ugu…

France 3-3 Switzerland (4-5 on pencils): Player ratings

A miss of the penalty design from Kylian Mbappe saw Switzerland win a knockout tie at a major tournament for the first time since 1954, sending world champions France in the 16th round. Didier Deschamp's team was poor in the first half, failed to adapt to a back three system and left plenty of room behind for the Swiss to attack. Haris Seferovic struck first, overpowered Clement Lenglet and sent a wonderful nod past Hugo Lloris. Deschamps changed the form to something more familiar at half-time, but it did not work…