Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Maaha Sterling!! – Gary Neville Oo Ciyaartoy Lama Filaan Ah U Doortay

Halyeeyga xulka qaranka England ee Gary Neville ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in goolhaye Jordan Pickford uu yahay xiddiga ilaa haatan ugu wanaagsan dalkaas tartanka Euro 2020 oo ay ilaa wareega siddeeda kasoo gaadheen.Goolhayaha kooxda Everton ayaa shabaqiisa soo ilaashaday dhammaan afarta kulan ee uu ilaa haatan kasoo ciyaaray xulka saddexda libaax tartanka Euro iyaga oo ciyaartii ugu dambaysay 2-0 ku suul-daaray Germany oo xifaaltan taariikhi ahi mudo kala soo dhaxeeyay.Pickford ayaa ilaa haatan 377 daqiiqo aan wax…

Everton prepare better Ben White bids

Arsenal face strong late competition from Everton in their attempts to get Ben White against Brighton and England, with the ambitious Toffees seemingly keen to support new boss Rafa Benitez in the transfer market ahead of the new season.The Gunners had come closer to reaching an agreement with Brighton on the potential transfer, but now a fast-moving Everton have a chance to beat them.Brighton rejected an opening bid of £ 40 million from Arsenal earlier this month and the Daily Mail writes that a second bid worth £ 42…

Krawietz explains the signing of Ibrahima Konate

Liverpool assistant coach Peter Krawietz has praised new Reds defender Ibrahima Konate and suggests that the £ 36m summer signing from RB Leipzig has all the potential to become "world class" and explains exactly why the club's coaching staff likes him so much.Konate recently turned 22 but has already played over 100 first-team matches for Leipzig and first club Sochaux, and made his debut for the latter over four years ago when he was just 17 years old.Liverpool had planned to recruit a center-back since Dejan Lovren's…

Send in sight of Baro’s record

Patrik Schick has reduced his chances of imitating Milan Baroš by winning the EURO Golden Boot, but that will not stop the comparisons between the Czech striker and the talisman in his country's 2004 campaign."It's not a big topic for me - the most important thing is the team's success," said Schick when asked about being a goal shy for Cristiano Ronaldo in the UEFA EURO 2020 top scorer. "My goal is not to win the Golden Boot but to help my team get as far as possible. I'm not that interested in how many goals I will score…

“Ma Jiraa Xul Euro Ku Hadhay Oo Spain Ka Wanaagsani?” – Tababare

Xulka qaranka Spain ee Jimcaha caawa ah kahor tagaya dhigiisa Switzerland kulan ka tirsan siddeed dhammaadka tartanka Euro, tababaraha xulkaas ee Luis Enrique ayaa qaba inaan toddobada xul ee kale ee ku hadhay loolanka aan midina dalkiisa ka fiicnayn.Enrique ayaa dhinaca kale sheegay in xiddigaha xulkiisu ay heerkii ugu fiicnaa joogaan taam ahaan isla markaana dhibaatada ay wajihi karaan ay noqon karto mid maskaxiyan ah ee aysan noqon karin mid jidh ahaaneed.“Maya” ayuu ku jawaabay tababare Lucho mar la weydiiyay haddiiba…

Grealish says England are “scary” good

Aston Villa star Jack Grealish has been refreshingly honest about his confidence in England's chances as the final stages of Euro 2020 approach, describing it as "scary" how good the six wide forwards in the squad are, including himself.England face Ukraine in Rome for a place in the semi-finals at Wembley against either a Czech side they have already beaten in the tournament or Denmark.Although defensive resilience has so far supported England's progress in the competition - they have not conceded a goal in four games - the…

RASMI: Lionel Messi Oo Dalab Ka Helay Kooxda Ugu Xun Dunida Oo Dhan

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa uu soo gaadhay dalab uga yimid koox lagu magacaabay “Naadiga ugu xun adduunka”, taas oo doonaysa in ay la saxeexato laacibkan.Kabtanka Barcelona ayaa uu heshiiskiisu dhamaaday maalintii ugu dambaysay bisha June, waxaanu hadda ku sugan yahay dalkiisa oo uu kala qayb-gelayo tartanka Copa America isagoo xor ah oo aan kooxna heshiis kula jirin.Laacibkan ayay kooxdiisu wali qabtaa rajo ah inay sii haysan doonto, laakiin waxa walaac ku haya in sannadkii hore uu dalbaday inuu iska tago…

Mushaharka Ciyaaryahanadda Manchester United Oo La Shaaciyey & Halka Uu

Mushaharka ciyaartoyda Manchester United ayaa la shaaciyey kaddib markii ay kooxdaasi lasoo saxeexatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho, kaas oo ku biiraya xiddigaha gunnada ugu badan ay United siiso.Red Devils ayaa shalay shaacisay inay heshiis mabda’ ah la gaadhay Jadon Sancho, sidoo kalena ay kooxdiisa Borussia Dortmund wada gaadheen heshiis ay laacibkan ku kala iibsanayaan oo qiimihiisu yahay £73 milyan oo Gini, taas oo ka dhigaysa ciyaartoygii labaad ee Ingiriis ah ee abid ugu qaalisanaa ee la kala iibsado.Sancho…

Xiddiga Weyn Ee Uu Kylian Mbappe Ka Maseyrsan Yahay Oo La Shaaciyay &

Waxaa la sheegay in Kylian Mbappe inuu si weyn uga maseyrsan yahay Antoine Griezmann oo awood muuqata ku dhex leh xulka qaranka Faransiiska.Waxaa soo baxayay maalmihii ugu danbeeyay warar ku saabsan qoysaska ciyaartoyda Faransiiska oo dagaalamay iyo ciyaartoyda xulka oo garoonka dhexdiisa isku qabqabsaday ka dib markii ay ka hareen tartanka Euro 2020.Xulka heysta Koobka Adduunka ayaa rigoore looga badiyay kulankii Switzerland ee ka dhacay magaalada Bucharest maalintii Isniinta.Waxaa tan iyo markaas soo baxday in hooyada…

De Bruyne starts, Hazard a doubt vs Italy

Kevin De Bruyne is in line to start Belgium's European Championship quarter-final against Italy on Friday night, while teammate Eden Hazard's inclusion will be a "last-minute" decision.The pair were forced off due to injury in the Red Devils' 16 victory over Portugal. De Bruyne was taken off three minutes into the second half with what has now been confirmed as ankle ligaments in bruises after a challenge from Joao Palhinha, while Hazard came off three minutes before full-time with a draw. Two of Belgium's most important…