Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Chong joins Birmingham on loan

Manchester United winger Tahith Chong has joined championship side Birmingham City on loan for the 2021/22 season.The 21-year-old spent the first half of last season on loan with Werder Bremen, but a one-minute match led Chong to end the year in Belgium with Club Brugge, where he collected one goal and five assists in 13 games on his way to winning the league title.To continue his development, Birmingham confirmed on their official website that Chong will spend the upcoming season at St. Johnstone. Andrews as part of their…

XOG Muhiim Ah: Imisa Jeer Ayey Final Iskugu Yimaaddeen Brazil &

Brazil iyo Argentina ayaa iskugu soo baxay finalka Copa America oo ay saqda dhexe ee habeenka Axaddu soo gelayso ku wada ciyaari doonaan garoonka Maracana ee Magaalada Rio de Janeiro ee waddanka Brazil.Lionel Messi ayaa u halgamaya in uu koobkiisii ugu horreeyey u qaado waddankiisa, isla markaana uu soo afjaro 16 sannadood oo niyad-jab ku dhamaysanayay tartamada isaga oo xidhan shaadhka qarankiisa.Waxa intaas ba kaga sii daran, hal-xidhaale kale oo kasii fudud oo ah in aanu waligiiba ka  badin Argentina muddo 16 sannadood…

Aleksander Ceferin says that the Euro 2020 format will not happen again

England fans have been waiting 55 years to reach a major international tournament final, and just a few days later, UEFA President Alexander Ceferin has decided to pee on his parade.Many have claimed that the Euro 2020 format has given England an unfair advantage in that six of their seven matches (including Sunday's final) will have been played at Wembley - criticism from people who have probably forgotten that every tournament has a host nation.In this summer's tournament, UEFA has tried a different format with 11…

Wargeyska L’Equipe Oo Ogaaday Kooxda Uu Tababaraha U Noqonayo Zinedine

Zinedine Zidane oo iska casilay Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkii hore ayaa lala xidhiidhinayay inuu beddelayo Didier Deschamps oo ah tababaraha xulka qaranka France, laakiin shalay ayaa si rasmi ah uu xidhiidhka dalkaasi u sheegay in uu Deschamps sii joogayo illaa Koobka Adduunka 2022.Faransiiska oo hal guul oo kaliya ka keenay tartanka qaramada Yurub ee ay kaga hadheen wareegga 16ka, waxay sahaydeen gacanta Switzerland oo rikoodheyaal ku garaacday.Ciyaartii ay kaga hadheen tartanka ayaa qas iyo rabshad u horseedday…

Arsenal transfer news: Okonkwo signs new contract

Arsenal have signed Arthur Okonkwo to a long-term professional contract and have promoted the teenager to his first team permanently.Okonkwo has recently risen through the ranks at the Emirates and made the transition from under 18 to under 23 level when he was just 17 years old. He thoroughly impressed in Premier League 2 last season and trained with the first team group towards the end of the campaign and earned a place on the bench for the first time against Olympiacos in the Europa League. His impressive development…

How 90min’s Our 21 went in the Euro 2020 semi-final

The semi-finals of Euro 2020 have come and gone, and no less than seven of the 90-minute Our 21s were part of the festivities.Some of them were among the best in the round, but that should not have been a surprise to any of you now. After all, there is a reason why we liked them before the competition started.This is how the lucky seven went on.Pedri was outstanding / Anadolu Agency / Getty ImagesSpain was probably the better side against Italy, and a big part of that was the ridiculous performance from Pedri in…

Iska Illow Kane, Mount, Verratti & Insigne: Cesc Fabregas Oo

Halyeygii xulka Spain ee Cesc Fabregas ayaa magacaabay xiddiga uu rumaysan yahay inuu shidan doono kulanka Finalka Euro 2020, kaas oo uu tilmaamay inuu noqon weeraryahan dhibaateeya difaaca Talyaaniga.Xulka qaranka England oo yimid final markii u horreysay muddo 55 sannadood ah ayaa waajahaya Talyaaniga oo ay ku wada ciyaarayaan garoonka Wembley ee magaalada London.Labadan waddan ayaa kulamadii semi-finalka soo garaacay Denmark iyo Spain, waxaanay ku kala calaf qaadayaan ciyaarta ugu dambaysa.Cesc Fabregas oo ka hadlay…

Damsgaard the obvious replacement for Eriksen in Tottenham

A creative force, a talismanic presence and a fan favorite, Christian Eriksen was central to Tottenham Hotspur during his almost seven-year stay in north London.At that time, the fantastic Dane played 305 appearances for Spurs, registered an incredible 159 goal contributions and won the club's player of the year twice - no bad performance when you compete with Harry Kane. Christian Eriksen was loved at Tottenham / LINDSEY PARNABY / Getty ImagesWhen he went to Inter in January 2020, the task of filling the gap in the Spurs…

Italy’s Immobile must step up for the Euro 2020 final

Italy has looked really fantastic since the first ball was kicked to Euro 2020. Their 3-0 victory over Turkey on the day of the tournament, followed by another 3-0 victory over Switzerland on match day two were very clear statements: Italy is bloody good and is here to win. Throughout the tournament, Roberto Mancini's side has been a fantastic unit that boasts stoic defensive solidity, masterful creators and match dictators and a terrifying threat from wide areas.The Italian team celebrates reaching the Euro 2020 final /…

Ma Joogtaa Ingiriiska? Fasax Ayaad Tahay Maalinta Axadda, Kaliya Daawo

Ra’iisal wasaaraha waddanka Ingiriiska ee Boris Johnson ayaa ka fiirsanaya in maalinta Axadda uu ku dhawaaqo in guud ahaan dalkaasi fasax yahay, si ay dadku u daawadaan ciyaarta taariikhiga ah ee finalka Euro 2020.Ingiriiska ayaa yimid finalkii ugu horreeyey ee dhamaan koobabka waaweyn markii u horreysay muddo 55 sannadood ah, waxaana ugu dambaysay 1966kii oo ay Koobka Adduunka qaadeen.Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegtay, in guud ahaanba dalkaas lagaga dhawaaqayo maalin fasax qaran ah oo dhamaan dadku xor ka yihiin…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More