Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Iska Illow Donny van De Beek, Alex Telles & Matic, Xiddigga Weyn Ee

Manchester United ayaa qoomamaynaysa heshiiskii ay la gashay mid ka mid ah xiddigaheeda waaweyn ee ka mid ah kuwa ugu guulaha badan safka  hadda uu tababare Ole Gunnar Solskjaer hoggaamiyo.United oo ku jirta suuqa iibka ciyaartoyda ayaa ku dedaalaysa sidii ay ula soo wareegi lahayd ciyaartooyo ay isku xoojiso, laakiin dhinaca kale waxa jooga ciyaartooyo badan oo kale oo qaarkood kasoo laabteen amaah oo tirada iyo kharashka uun ku kordhinaya.Red Devils oo ay ugu dambaysay horyaalka Premier League oo ay ku guuleysato sannadkii…

RASMI: Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Heshiis Ay La Gaarey Neymar

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay in ay heshiis la gaadhay xiddiga reer Brazil ee Neymar, kaas oo ku saabsan in la joojiyo khilaafkii iyo dacwaddii uu laacibkani kula jiray kooxdaas oo uu ka tirsanayay in ay siin waayeen lacago uu ku lahaa.Arrintan ayaa soo afjaraysa sannado dacwado u dhexeeyeen labada dhinac, taas oo bilaabantay markii uu Neymar ku dacweeyey kooxda in aanay siinin musharooyinkii iyo gunnooyinkiisii uu waajibinayay heshiiskii uu kooxdaas kula jiray sannadkiisii ugu dambeeyey ee uu tegayay Paris…

Gregg Berhalter praises USMNT after 1-0 victory against Jamaica

US men's national team coach Gregg Berhalter praised his young squad after a brave 1-0 triumph over Jamaica in the 2021 Gold Cup quarterfinals. FC Schalke 04 forward Matthew Hoppe made the only match of the evening in the 83rd minute after a quick pass from veteran USMNT player Sebastian Lletget led him into the box. Hoppe recorded his third appearance for the national team against Jamaica after making his debut with the senior group just 10 days before. Berhalter counted on the gravel and determination of his young squad…

Man Utd transfer news: Medical date for Varane revealed

Raphael Varane will undergo medical treatment at Manchester United and can be announced as their latest signing within a few days.The Real Madrid defender has been United's top transfer target since ending his long-running pursuit of Jadon Sancho, but it does not look like this saga will linger for nearly as long. Varane leaves Madrid after ten years at the club / Soccrates Images / Getty ImagesThe 28-year-old is said to have his heart set on going to the Premier League side, where he will work with Harry Maguire in the…

HESHIIS DHAN: Manchester United Oo CAAWA La Wareegaysa Raphael Varane

Manchester United ayaa u dhow in ay dhamaystirto saxeexa xiddiga reer France ee Raphael Varane oo difaaca uga ciyaara Real Madrid, kaas oo ay hore ula gaadhay heshiis shaqsi ah.Varane ayaa ka mid ahaa ciyaartoyda ay United sida weyn uga doonaysay suuqa iibka ciyaartoyda iyadoo uu heshiiskiisa Santiago Bernabeu ku egyahay dhamaadka xilli ciyaareedka dambe.Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegtay in labada kooxood ay heshiis ka gaadheen iibka Raphael Varane oo ay Real Madrid aqbashay in ay £38.5 milyan oo Gini ku iibiso…

Sharciga Jurgen Klopp U Diiday Inuusan Ciyaartoy Kale U Soo Iibin

Liverpool lama soo wareegi karo ciyaartoy kale xagaagan ilaa iyo inay kooxda ka tagaan qaar ka mid ah ciyaartoyda aan u dhalanin ama ku barbaarin England (non-homegrown) ee kooxda ka tirsan.Jurgen Klopp ayaa gacmaha ka xirxiran ka dib markii uu RB Leipzig kala soo wareegay daafaca Ibrahima Konate xagaagan.Saxiixaas oo lagu darray soo laabashada xiddiga reer Japan Takumi Minamino oo amaah ku joogay Southampton ayaa dhameystiray liiska ciyaartoyda ajnabiga ah (non-homegrown) ee loo ogol yahay kooxaha Premier League.Xadidaada…

Jurgen Klopp Oo Shaaciyey Kulanka Ugu Horreeya Ee Virgil Van Dijk Uu

Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa qish kasii bixiyey kulanka ugu horreeya ee uu difaaca reer Netherlands ee Virgil van Dijk uu u ciyaari doono Liverpool, kaddib dhaawac jilibka ah oo uu muddo dheer ku maqnaa.Van Dijk ayaa bishii October ee sannadkii hore laga qalay jilibka markii uu dhaawac kasoo gaadhay kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League oo ay Liverpool iyo Everton wada ciyaareen, waxaana soo kabashadiisu ay ku qaadatay muddo sagaal bilood ah.Tababare Klopp ayaa rajaynaya in Van Dijk uu ciyaari karo kulamada…

Man Utd transfer news: Tuanzebe wanted by Newcastle

Newcastle are hopeful of signing a loan deal for Manchester United defender Axel Tuanzebe, who could be their first signing of the summer in the coming days. The Magpies hope to strengthen their group this summer, but with the infamous frugal Mike Ashley still at the helm, they do not have much of a budget to work with. Joe Willock, who impressed on loan at St James' Park last season, remains the top priority, with Steve Bruce admitting he has been on the phone to Arsenal all summer trying to get him back. Tuanzebe can…

Nin Sheegtay Inuusan Lab Iyo Dheddig Aheyn Oo U Ciyaaraya Xulka

Xulka kubada cagta gabdhaha Canada waxaa ku jira nin 25 sanno jir ah oo sannad ka hor shaaciyay inuusan lab iyo dheddig midna aheyn, waana shaqsigii ugu horeeyay ee sidiisa oo kale ah ee loo ogolaado ciyaaraha Olimbikada.Quinn oo ku dhashay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sannad ka hor ku shaaciyay bogiisa Instagram uusan aheyn lab ama dhedig midna.Wuxuu ka qeyb qaatay kulankii furitaanka ciyaaraha Tokyo isagoo u dheelay xulka gabdhaha Canada.Waxaa lagu soo bilaabay kulankii habeenka Arbacada ee ay Canada barbaraha…

Muxuu Ahaa Codsigii Uu Ole Gunnar Solskjaer Ka Diiday Saxiixa Cusub

Ole Gunnar Solskjaer ayaa si cad u diiday codsigii Jadon Sancho ee ahaa in la siiyo maaliyada No.7 ee Manchester United.United ayaa heshiis 72.1 milyan ginni kula soo saxiixatay xiddiga Ingariiska oo todobaadkii la soo dhaafay ka soo wareegay Borussia Dortmund.Laakiin sida ay sheegtay jariirada Daily Mail, ku dhawaaqista heshiiska Sancho waxaa dib u dhigay codsiga xiddiga garabka ka dheela oo dalbaday maaliyada No.7Sancho ayaa maaliyada No.7 lagu wareejiyay durbadii uu ku biiray Borussia Dortmund markii uu ka soo wareegay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More