Maaha Sancho & Kane & Rashford: Peter Crouch Oo Magacaabay Labada
Xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Euro ayay ku jiraan xiddigo badan oo horyaalka Premier League…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Euro ayay ku jiraan xiddigo badan oo horyaalka Premier League…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa go’aansatay inay iibiso xiddigeeda reer Brazil ee Marcelo, waxaana uu laacibkani usoo xidhxidhay horyaalka…
Xiddiga reer Denmark ee Simon Kjaer ayaa si weyn loogu amaanayaa hoggaamintii garoonka dhexdiisa, kaalintii uu ka qaatay badbaadinta Christian Eriksen…
Tababaraha xulka qaranka Denmark ee Kasper Hjulmand ayaa isagoo ilmaynaya oo indhihiisu qoyan yihiin warbaahinta hor yimid kaddib markii ay…
Xiddigii reer Denmark ee xalay garoonka dhexdiisa koomada ku galay ee waqtiga badan noloshiisa lala tacaalayay ee Christian Eriksen, dib…
Xulka qaranka Belgium ayaa hoggaanka u qabtay Group-ka ee B ee tartanka qaramada Yurub, kaddib markii ay 3-0 ku garaaceen…
Xulka qaranka Denmark ayay isku raaceen laba murugo kulankoodii ugu horreeyey tartanka qaramada Yurub ee Euro ee ay magaalada Copenhagen…
Weeraryahanka xulka qaranka Germany iyo kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta ay uga baqayaan xulka qaranka…
Kontonka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa dunida sannadkan 2021 ayaa la magacaabay, waxaana kaalinta koowaad galay aan kasoo muuqanin labada ciyaartoy…
Dukaamada rasmiga ah ee Barcelona ay ku leedahay Online-ka ayaa lagu kala iibsanayaa xiddiga aanay kooxdaasi wali saxeexiisa ku dhawaaqin…
Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa magacaabay difaaca ugu dheereeya ee intii uu garoomada ku jiray uu ka hor…