Dhirbaaxo: Kylian Mbappé Oo Dhaawac Soo Gaadhay Kulankii Xulkiisa, Sidee Ayay Wax U Soo Gaadheen?

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka France ee Kylian Mbappé ayuu dhaawac soo gaadhay intii uu ku jiray kulankii xulkiisa.

Kylian Mbappé ayaa ku bilowdway kulankii uu xulkiisu la ciyaarayay Austria kulan ka tirsanaa euro 2024.

Xiddiga ayuu dhaawac ka soo gaadhay sanka iyada oo uu sanku jabay intii ay socotay ciyaartu.

Romano ayaa sheegay in Kylian Mbappé la geeyay Cusbitaalka isla markaas la xaqiijiyay jabniin dhanka sanka ah.

Kylian Mbappé ayaan mari doonin qaliin inkasta oo uu u baahanyahay laakiin waxa la qiimayn doonaa xaaladiisa si uu u ciyaaro labada kulan ee ka dhiman Group-yada.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More