Daawo Goolasha Brazil Ku Garaacday Paraguay.

Xulka Brazil ayaa guul weyn ka gaadhay xulka Paraguay kulan ka tirsan Group-yada Copa America.

Xiddiga Vinicius Junior ayaa daqiiqadii 35 Iyo 45 dhaliyay goolasha furitaanka isaga oo xulkiisa u dhiibay xulkiisa.

Xiddiga Savio ayaa daqiiqadii 43-aad goolka 3-aad u dhaliyay halka u Lucas Paqueta dhaliyay rikoodhe qaybtii Dambe.

Xulka Brazil ayaa gaadhay guushiisii uGu horaysay ee tartanka Copa America sanadka 2024.

Goolka kaliya ee uu dhaliyay xulka Paraguay waxa dhaliyay Omar Alderete kaas oo ahaa gool sharafeed.

Halkan ka daawo goolasha Brazil.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More