DG Galmduug oo maanta Bandow gelisay Degmada Caabudwaaq! –
Hogaamiye ku xigeenka DG Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa la sheegay in uu laamaha ammaanka amray dhaqangelinta Bandowgaan oo lagu sugayo ammaanka…
Hogaamiye ku xigeenka DG Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa la sheegay in uu laamaha ammaanka amray dhaqangelinta Bandowgaan oo lagu sugayo ammaanka…
Magaalada Gaakacyo xarunta Gobolka mudug waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay ka qaybgaleen Culima-udiin, Arday, Waxgarad & qaybaha kala duwan ee Bulshada…
Danjiraha Talyaaniga ee Dalka Uganda Massimiliano Mazzarati oo qalab loogu talagalay Covid-19 ku wareejiyay hoggaanka Militariga dalkaas ayaa bogaadiyay howlgalka UPDF-ta ee…
Banaanbax ka dhan ah Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga qaban-qaabinayaa Magaalooyinka Muqdisho, Cadaado, Gaalkacyo iyo meelo kale oo katirsan Gobollada Dalka.…
Magaalada Jowhar waxaa xalay looga dhawaaqay liiska & magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka labaad DG Hir-Shabeelle oo lagu qaybiyay hab-qabsiga beelaha Hiiraan…
Xannuunka Covid-19 ayaa saameeyay waddamada Qaaradda Yurub oo si joogta ah maalin waliba looga diiwaangeliyo dhimasho, kiisas cusub iyo dadka ka caafimaaday…
Magaalada Boosaaso Xarunta Gobolka Bari oo dhawaan Ciidamo dheeraad ah DG Puntland geysay waxaa ka bilawday howlgalo saraakiisha askarta hoggaamineysa ku tilmaameen…
Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed oo ay sameynayaan mas’uuliyiinta Dowladda iyo Xisbiyada Mucaaradka kahor inta aan la guda gelin waqtiga…
Muddo xileedka 4-ta sano ah ee DG Hir-Shabeelle ayaa ku idlaaday 9-kii bishaan, waxaana qorshuhu ahaa in la diyaariyo Baarlamaanka labaad si…
Heshiiska Israaiil & Suudaan ee uu Garwadeynka ka ahaa Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa sahlay in Yuhuuddu ay Qamadi ugu deeqdo Xukuumadda…
Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug waxaa ka dhacay kulan looga hadlay ammaanka Magaaladaas, waxaana shir guddoomiyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi…