Wakiilada Beesha Caalamka iyo Hogaamiyaha Farmaajo oo Kulmay
Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno ka socda beesha caalamka ayaa kulan gaar ah ku leh magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ahaa mid aan horey loo sii shaacin ayaa yimid kadib wada hadalo toos ah oo ay yeesheen qaar kamid ah ergada shirka ka qeyb galeysa iyo Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlay xiisada siyaasadeed
Beesha Caalamka ayaa si weyn uga soo horjeesatay go’aankii Hogaamiyaha ee Baarlamaanku 12kii Abriil 2021 ee uu ku joojiyey wadahadallada ku saleysnaa…