Goorma ayuu Mareykanku ciidamadiisa kala baxayaa Afghanistan
Hogaamiyaha Mareykanka Joe Biden ayaa lafilayaa inuu ku dhawaaqo waqtiga la badalayo ciidamada ka baxaya Afghanistan, qorshuhu wuxuu ahaa inuu ka baxo dalkiisa bisha May 2021, laakiin saraakiisha qaar ayaa waqtigaas sheegay in aysan geedigooda suurto gal aheyn.
Ilo wareedyo ku dhow dhow Joe Biden ayaa warbaahinta u sheegay in bixitaanka ciidamada Mareykanka ay dhici doonto bisha Sebtember 11, 2021, waqtigaan oo Mareykanka lagu beegay dabaaldeggii Daarihii Mataanaha ee New York iyo Washington ee horseeday duulaanka…