Baarlamaanka Galmudug oo maanta Saxaafadda loo fasaxayo
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta fadhi xasaasi ah ka leh fasaxyada Xildhibaannada iyo kaararka aqoonsiga ayaa loo fasaxayaa saxaafadda in ay gudaha u gasho xarunta.
Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii muran uu ka dhashay maqnaashiyaha Xildhibaannada iyo guddoonka, dabagalka mudanayaasha oo aan jirin & howlaha shaqo ee horyaalla oo aad u badan.
Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa dalbaday in Warbaahinta loo ogolaado in ay duubato oo ay…