Taliye Xijaar oo qiimeyn Amni ku sameeyay xarun loo
S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya & saraakiil la socotay ayaa kormeer qiimeyn amni ku sameeyay xarun ku taalla Garoowe oo loo diyaariyay doorashada Kuraasta BFS ee 20/21.
Taliye Xijaar ayaa la kulmay saraakiisha lagu wareejiyay ammaanka Xaruntaan, waxa uu ka dhageystay Warbixin la xiriirta shaqada ay hayaan, tirada Askarta ku sugan & agabka ay ku howlgalaan.
Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha Booliiska Soomaaliya ayaa bogaadiyay…