Madaxweyne Farmaajo oo Jubba u tagay heshiiska Suudaan. –
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda oo ka safray Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Jubba Caasimadda Koofurta Suudaan, kadib markii lagu casuumay ka qaybgalka shir halkaas ka dhacaya.
Kulanka ayaa ku saabsan heshiis nabadeed oo u dhaxeeya Dalka Suudaan iyo Kooxaha hubeysan ee ku Galbeedka iyo Koofurta Dalka Suudaan sida ay sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo waxa uu kamid yahay Madax kooban oo Afrikaan ah oo lagu martigeliyay…