51-sano oo maanta laga joogo Afgambigii Militari ee ka
21-kii Oktoobar 1969-dii maanta oo kale dalka waxa uu galay afgambi militari, xili dalka ay taallay tacsi, maadaama la toogtay Madaxweynihii labaad ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ku sugnaa Magaalada Laascaanood, balse dadka qaar ayaa aaminsan in falkaas toogashada ay qayb ka ahayd Xukun Marooqsiga.
Cabdirashiid Cali Sharma’arke kahor inta aan la toogan!Maanka dadku kuma jirin welwel la xiriira in afgambi uu dalka ka dhacayo, waxaana Magaalooyinka socday Ciidamo…