Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay cidda ay u xayiran tahay
Cismaan Abuukar Dubbe Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sharaxay howlaha lagu wajahayo Doorashada 20/21 oo la mariyay labada Gole ee BFS, isla markaana uu u codeeyay Baarlamaanka.
Wasiir Dubbe ayaa tilmaamay in Xukuumadda aan laga sugeyn howlaha doorashada, balse cidda laga doonayo qabashada shaqadaan ay tahay Guddiga farsamo & xalinta Khilaafaadka ee ka imaanaya DFS & DG.
“Xukuumadda Federalka lagama sugayo in ay gacmaha la gasho…