Cumar Faatax oo ku biiray Aqalka sare ee Minnesota! –
Cumar Faatax oo kamid ah dhalinyarada Soomaalida ee kunool Dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay xubinnimada Aqalka Sare ee Gobolka Minnnesota oo ay ku badan tahay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas.
Senator Cumar ayaa waayihii dambe waday ololaha loolanka hanashada kursigaan, waxa uu qabtay bandhigyo kala duwan, ugu dambeyn guul ayuu ka gaaray tartankaas uu gashay sida natiijada ku cad.
“Waxa aan ku faraxsanahay in aan noqdo qofkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo kamid noqda…