Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxdii ka qaybgashay
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Jubba Caasimadda Koofurta Suudaan kula kulmay madax kala duwan oo goobjoog ka ahayd heshiiska nabadda…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Jubba Caasimadda Koofurta Suudaan kula kulmay madax kala duwan oo goobjoog ka ahayd heshiiska nabadda…
Magaalada Jowhar Xarunta DG Hir-Shabeelle oo maalmihii dambe ammaankeeda laga deerinayay waxa ay Ciidamada amniga ka joogteen baaristaannada xaafadaha kala duwan ee…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda oo ka safray Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Jubba Caasimadda Koofurta Suudaan, kadib…
Muddo shan sano ah kooxaha burcad badeedda Soomaalida waxaa gacantooda galay dad gaaraya 3600 ruux oo la socday maraakiib kala duwan oo…
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta fadhi xasaasi ah ka leh fasaxyada Xildhibaannada iyo kaararka aqoonsiga ayaa loo fasaxayaa saxaafadda in ay…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo wadatashiyo maalmihii lasoo dhaafay ka sameynayay magacaabista Xukuumadda laga sugayo ayaa soo gaba-gabeeyay kulamadaas talo…
Engineer Maxamed Xuseen Rooble, Ra’isalwasaaraha 20aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Engineer Maxamed Xuseen Rooble Waa ra’isalwasaarihii 6aad ee siyaasadda ka billaabay…
Mareykanka waxaa Soomaaliya Looga dilay Askar katirsaneed howlgalkii Qaramada Midoobay ee Rajo soo celinta, waxaana ka qaybgalay Dowlado dhowr ah oo ay…
Xaafadda Salaama oo dhaxeysa Isgoysyada Baar Ubax iyo Balaagsii Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga dheer ee Soddonka waxaa saakay…
Hogaamiyaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Muqdisho soo gaaray 1-dii Bishii September ayaa maanta bil kadib ka safray Caasimadda dalka, si…
Taliyaha Ururka 143-aad ee CXD Soomaaliya Dhamme Axmed Xasan Siyaasad oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka…