Abaabul dagaal oo ka socda Duleedka Degmada Balcad ee
Ciidamada dowladda federaalka iyo askar katirsan kuwa Daraawiishta DG Hir-Shabeelle ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan saakay kawada deegaanno dhaca duleedka magaalada balcad ee gobolka…
Ciidamada dowladda federaalka iyo askar katirsan kuwa Daraawiishta DG Hir-Shabeelle ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan saakay kawada deegaanno dhaca duleedka magaalada balcad ee gobolka…
Taliska Booliiska Gobaladda Waqooyi ayaa sheegay in uu xiray labo ruux oo ku eedeysan kiristaameynta dadka ku sugan Magaalada Hargeysa Xarunta maamulkaas,…
Al-Shabaab ayaa sheegatay in weerar Jidgal ah ay ku qaaday kolonyo gaadiid dagaal ah oo ay wateen Ciidamada Dowladda Federaalka, isla markaana…
Ciidamada Militariga DFS iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanno u dhaxeeya Balcad iyo Basra Gobolka Shabeelaha Dhexe oo katirsan DG Hir-Shabeelle. Dagaalka…
Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya waxaa maanta la horgeynayaa Saddex ruux oo loo heysto ku lug lahaanta weerarkii Al-Shabaab…
G/Sare Sahal Cabdullaahi Cumar Taliyaha Nabadsugidda Jubbaland Taliska Ciidamada Nabad Sugidda DG Jubbaland G/Sare Sahal Cabdullaahi Cumar oo Warbaahinta la hadlay waxa…
DFS ayaa muddo kadib dhagaxaanta ka qaaday qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana cabasho ka keenay Shacabka isticmaalka jidadka dhagaxaanta Dowladdu…
Xeebaha Jabuuti waxaa laga raadinayaa 12-ruux oo la socday Doon u socotay Dalka Yemen, waxaana dhimatay inta la xaqiijiyay 8-ruux oo qaarkood…
Sida ay tabisay warbaahinta Turkiga, isku dhac ayaa dhexmaray Labo oo Ciidan oo Soomaali iyo Turki ah kuna ku tababaranayay Xero Ciidan…
Isha Dyfan oo katirsan Baarayaasha gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay u hoggaansamidda xeerarka xuquuqul insaanka Soomaaliya, waqi dalka…
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre oo la hadlay VOA ayaa faah-faahiyay howlgalada lagu adkeynayo amniga deegaannada maamulkaas gaar ahaan Magaalada…