“Zlatan Ibrahimovic Aabaheey Ayuu Ku Da’ Yahay Hadana
Kubadsameeyaha Real Madrid Brahim Diaz oo haatan amaah ku jooga AC Milan ayaa wareysi uu siiyay warbaahin Spain ka soo baxda ayaa…
Kubadsameeyaha Real Madrid Brahim Diaz oo haatan amaah ku jooga AC Milan ayaa wareysi uu siiyay warbaahin Spain ka soo baxda ayaa…
Toni Kroos ayaa ku caan ah inuusan la ganbanin aragtidiisa, wuxuuna si adag uga hadlaa fayow qabka ciyaartoyda iyo hab dhaqanka maamulada…
Barcelona ayaa weli wada dagaalka baraha bulshada ee ay kula jirto Juventus inkastoo afar isbuuc kale ay inaga xigto in labada kooxood…
Haddii aad sheegtay inuu xiddigaan yahay Mesut Ozil waad ku saxan tahay. Xiddiga asalkiisa Turkiga yahay balse u dhashay dalka Jarmalka Mesut…
Paris Saint-Germain ayaa albaabka u furtay inay u dhaqaaqeyso saxiixa xiddiga reer Portugal Cristiano Ronaldo. Laacibka Juventus ayaa lala xiriirinayaa inuu u…
Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Bruno Fernandes ayaa ka carooday sida caajiska ah ee uu Mason Greenwood u la ciyaaray tababarka…
Jude Bellingham ayaa looga yeeray xulka waa weyn ee England markii ugu horeysay isagoo 17 sanno jir ah ka dib dhaawacyo soo…
Wuxuu ku dhashay dalka Talyaaniga, wuxuu u dhashay dalka Brazil oo u aabihiis Koobka Adduunka la qaaday sannadkii 1994, wuxuu haatan u…
Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ahaa weli ah ninka ugu cadcad ee shaqadiisa weyn doona horyaalka Premier League inkastoo Red Devils…
Xiddiga Juventus Paulo Dybala ayaa laga reebay xulka qaranka Argentina iyadoo xiriirka wadankaas ay shaaciyeen in maqnaanshiyihiisa ay sabab u tahay dhibaato…
Tartanka gooldhalinta Premier League ayaa xiiso gaar ah yeeshay iyadoo Mohamed Salah iyo Jamie Vardy ay ku soo biireen kooxaha hogaanka u…