“Waan Hubaa, Shaki Iigama Jirto” – Alan Shearer Oo
Alan Shearer ayaa sheegay inuu hubo in midkood Liverpool ama Manchester City inay ku guuleysan doono Premier League xilli ciyaareedkan inkastoo ay…
Alan Shearer ayaa sheegay inuu hubo in midkood Liverpool ama Manchester City inay ku guuleysan doono Premier League xilli ciyaareedkan inkastoo ay…
Isco ayaa ku soo bilowday kulankii ay Real Madrid guuldarada 4-1 ka soo gaartay Valencia ee xalay ka dhacay garoonka Mestalla Stadium.…
Inta badan kooxaha Premier League ayaa lagu waramayaa inay si adag uga soo horjeedaan in la soo celiyo sharcigii shanta bedel inkastoo…
Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday shaxda xiddigihii ugu fiicnaa ee uu abid tababare u noqday, isagoo shaxdiisa ka ilaaliyay xiddigaha Manchester…
Xiddiga Barcelona Ansu Fati ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo afar bilood ah ka dib markii qaliin looga sameeyay jilibka. Da’ yarkaan…
Mason Greenwood loogama soo yeerin xulka England ka dib markii uu sidaasi codsaday tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer. Greenwood ayaa masraxa…
Real Madrid ayaa lagu xasuuqay garoonka Mestalla Stadium ka dib guuldarro 4-1 ah oo ka soo gaartay Valencia iyadoo looga badiyay seddex…
Ciyaaryahankii hore ee Arsenal iyo Barcelona Alex Song ayaa ku biiray koox ka dhisan horyaalka Dalka Jabuuti. Song oo 33 sanno jir…
Kulanka ugu adag todobaadkan horyaalka Premier League waa midka ka dhacaya garoonka Etihad Stadium ee u dhaxeeya kooxaha ku tartamaya hanashada horyaalka…
Barcelona ayaa guul gaartay markii ugu horeysay horyaalka La Liga muddo ka badan bil iyagoo 5-2 ku xaaqay kooxda Real Betis oo…
Chelsea ayaa isbedel weyn sameysay tan iyo markii ay barbaraha 3-3 la galeen kooxda Southampton 17kii bishii October. Tan iyo markaas waxay…