Mikel Arteta Oo Shaaciyay SIRTII Uu Ka Qariyay Xiddigaha

Tababaraha kooxda Manchester City ee Mikel Arteta ayaa shaaca ka qaaday wixii uu ka qariyay xiddigaha kooxdiisa kahor kulankii ay xalay guusha muhiimka ah kasoo gaadheen Manchester United oo ay Old Trafford ku booqdeen.Arsenal ayaa guusha ku gaadhay gool rigoore ah oo uu daqiiqadii 69-aad gool u bedelay Pierre Emerick Aubameyang kaddib qalad uu Paul Pogba ku galay Hector Bellerin.Guushaas ayaa ahayd midii ugu horreysay ee ay Arsenal tan iyo sanadkii 2006 kasoo gaadhay Man United oo ay booqatay iyo guusheedii koowaad ee ay…

Atalanta Oo Musiibo Dhaawacyo Ah Badhtanka Ka Gashay Kahor

Kooxda ree Talyaani ee Atalanta ayaa dhexda kaga jirta mashaqo dhaawacyo ah kahor kulankooda soo socda ee ay UEFA Champions League la balansan yihiin Liverpool xilli ay labada kooxood wareega saddexaad ee heerka Group-yada kulamayaan.Kooxda lagu naanayso La Dea ayaa Salaasada soo socota kahor tagaya dhigooda difaacanaya horyaalka Premier League kaddib markii ay guul 2-1 ah shalay kasoo gaadheen kooxda Crotone oo ay booqdeen.Sida uu hadda sheegayo wargeyska La Gazzetta dello Sport, Rafael Toloi ayaa kulankaas ka baxay iyadoo…

“Waan Ku Faraxsanahay Ziyech Laakiin Wali Kuma Qanacsani…..”

Halyeeyga kooxda Chelsea ee Frank Labouef ayaan ku wada faraxsanayn bandhiga xiddigaha kooxdiisii hore kulankii ay xalay guusha weyn ee 3-0 ka ah kasoo gaadheen Burnley oo ay Turf Moore ku booqdeen.Labouef ayaa sheegay inuu si gaar ah ugu faraxsanaa Hakim Ziyech oo kulankii labaad ee xidhiidh ah ee uu kusoo bilawday goolkii labaad dhaliyay balse sheegay inuusan si buuxda ugu qancin Kai Havertz oo ah xiddiga haatan ugu mushaharka badan kooxda,Kai Havertz ayaa shalay booskiisii caadiga ahaan mid ka qoto dheer ka ciyaarayay…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Man United vs Arsenal – Yay

Kooxda Manchester United ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Arsenal kulan ka tirsan ahna midka ugu xiisaha badan wareega toddobaad ee horyaalka Premier League.Gunners ayaa imanaya Old Trafford oo aysan wax guul ah ku gaadhin tan iyo 2006 halka ay labadeedii kulan ee ugu dambeeyay guuldarro kala soo kulantay Man City iyo Leicester City ciyaaraha horyaalka.Red Devils ayaan iyaguna si wanaagsan kaga jirin horyaalka, walow ay qaabkii ugu fiicnaa ku bilawdeen Champions League ayay haddana wali guul la’aan yihiin horyaalka gaar ahaan…

Garsoore Khabiir Ah Oo Xukumay Haddii Uu Lionel Messi Kaadh

Garsoore hore Juan Andujar Oliver oo ah mid aad ugu khabiir ah arrimaha garsoorka kubadda cagta ayaa ka hadlay haddiiba kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu xalay mudnaa kaadh casaan ah kulankii ay booqdeen dhigooda Deportivo Alaves.Barcelona ayaan wax guul ah helin kulankii afraad ee xidhiidh ah horyaalka La Liga iyagoo haatan boos hoose kaga jira miiska kala sarreynta horyaalkaas isla markaana 8 dhibcood ka dambeeya Real Madrid oo hoggaanka haysa walow ay kulan baaqi ah haystaan.Kulankoodii ugu dambeeyay oo midkii…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Real Madrid Kaga Hortagayso Huesca –

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga Santander ee Real Madrid ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Huesca xilli ay dareemo kala duwan kusoo jirtay marka la eego natiijooyinkeedii labadii kulan ee ugu dambeeyay.Los Blancos ayaa toddobaadkii hore laba kulan guuldarrooyin kala soo kulmay Cadiz iyo Shakhtar Donestk kahor inta aysan guul weyn Camp Nou kaga soo hoynin Barcelona, intaas kaddib Real ayaa markale dib u dhac gashay iyagoo Salaasadii bar-bardhac 2-2 ah lasoo galay Borussia Monchengladbach kulan Champions League ahaa.Tababare…

“Alle Nolosha Haku Duleeyo, Nabiga Waxaanu Jecel Nahay In Ka

Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Nurmagomedov oo lagu yaqaano inuu si weyn u difaaco diinteeda suuban ee Islaamka kuna caan ah inuu yahay shaqsi aad ugu ad-adag arrimaha sharciyan Alle inoo jideeyay ayaa jawaab la sugayay siiyay madaxweynaha France.Emmanuel Macron oo ah ninka ugu sarreeya France ayaa dhawaan diinta Islaamka ku sifeeyay mid qalalaase ku ah dunida oo dhan, hadalkiisa ayaa dhaliyay in si weyn guud ahaan muslimka caalamku uga fal-celiyaan.Hadalka Macron ayaa yimid kaddib markii France lagu dilay macalin Samuel…

Kooxdii Weyneyd Ee Barcelona Oo Gabi Ahaanba KACAYSA,

Waxa maalinba maalinta xigta soo kordhaya dhibaatooyinka ay kooxda Barcelona dhexda ka galayso ee banaanka garoonka ah iyadoo haatan la sheegayo inay gabi ahaanba kici karto kooxda oo ay dhaqaale ahaan dhulka geli karto.Sida uu sheegayo il-wareedka ree Spain ee RAC1, Barcelona ayaa gabi ahaanba kici doonta haddii aysan 190 Milyan oo euro oo kamida mushaharka xiddigaheeda dhimin kahor dhammaadka toddobaadkan.RAC1 ayaa sheegaya inay haddaba bilaabmeen wadahadalada ay kooxdu ku doonayso inay hoos ugu dhigto mushaharka…

Zidane Oo Su’aashii La Sugayay Laga Weydiiyay Hadalkii Uu

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa kahor kulanka ay kooxdiisu toddobaadkan soo dhawaynayso dhigeeda Huesca ka hadlay warkii toddobaadkan warbaahinta haystay ee ahaa in weeraryahan Karim Benzema oo quudhsaday Vinicius Jr.Sida ay qabteen kaamerooyinka gudaha garoonku, Benzema ayaa wakhtigii nasashada ee kulankii Champions League ee Borussia Monchengladbach u sheegay daafaca bidix ee kooxda ee Ferland Mendy inuusan baas u dhiibin Vinicius.Karim ayaa daafaca bidix ee ay France kasoo wada jeedaan u sheegay in…

Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Liiska Xiddigaha Kooxdeeda Ee

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xushay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb qaadanaya kulanka ay booqanayaan dhigooda Alaves ee ka tirsan horyaalka La Liga.Kulankan ayaa noqon doona mid ay Barca doonayso inay saddexda dhibcood hesho si ay ugaga soo kabato guuldarradii kulankii El-Clasico ee ugu dambeeyay ee ay horyaalka ka ciyaartay kasoo gaadhay Real Madrid oo ay xifaaltamaan.Xulashada tababare Koeman ayuu markan ka maqan yahay da’yarka khadka dhexe ee Riqui Puig, macalinka ree Netherlands ayaa sheegay inuu…