Waligii Isma Bedelayo!! – Pique Oo Kaftan Kusoo Dhaweeyay Eric Garcia

Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa kaftan kusoo dhaweeyay saaxiibkiisa cusub ee kooxda ee Eric Garcia xilli uu ka hadlay waxa ay ku kala duwanaan karaan.Garcia ayaa maray wado aad ugu dhaw mida Pique soo maray bilawgii waayihiisa ciyaareed maadaama oo ay labaduba iyagoo da’yar ka wada tageen akaademiga Barcelona ee La Masia isla markaana kasoo ciyaareen magaalada Manchester.Pique ayaa usoo ciyaaray Manchester United halka Garcia uu usoo ciyaaray Manchester City iyadoo labada ciyaaryahanba ay koobab kusoo…

Bamako wants to be reassuring towards France

France temporarily suspended joint military operations with Malian forces on Thursday, June 3. The least we can say is that this announcement does not leave indifferent, especially not the junta in power. as reported from Bamako, Serge DanielAccording to RFI information, official and / or private initiatives are already…

What Happens to Your Heart When You Eat Oatmeal

What can't oatmeal do? This breakfast staple is full of all kinds of health benefits that are incredible for your body. From being one of the best breakfasts to live longer, to helping you lose weight, having oatmeal as a part of your regular diet will truly pay off in the long run. But did you also know that oatmeal is good for your heart health? Many experts will call oatmeal a "heart-healthy" breakfast, and according to science, there is a lot of evidence to back up this claim. Here are the specific ways oatmeal can help…

“Waan Ku Farxi Doonaa Haddii Uu Nagu Soo Biiro, Isagu Waa Guuleyste” –

Hormoodka kooxda AC Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa shaaca ka qaaday sida uu ula dhacsan yahay weeraryahanka kooxda Chelsea ee Olivier Giroud.Weeraryahanka Chelsea ayaa la aaminsan yahay inuu ku dhaw yahay heshiis uu ugu wareegayo Rossoneri waxaana la sheegayaa inuu ku faraxsan yahay inay iska garab ciyaaraan Ibrahimovic.Ciyaaryahanka Swede-ka ah ayaa sidoo kale ka hadlay suurogalnimada uu kooxda qaab xor ah ugaga tagi karo goolhaye Gianluigi Donnarumma kaas oo ay xiisaynayaan PSG, Barcelona iyo Chelsea.Ibrahimovic ayaa…

The Worst Drinks for Belly Fat, According to Science

We're going to say it—targeting that dreaded belly fat isn't the easiest. And it's more than just doing countless ab exercises. It's all about what you're putting in your body, too. Some foods are likely contributing to belly fat, and the same can be said for drinks. Yes, what you're sipping on can be adding more belly fat. This type of fat is called visceral fat and it can be dangerous to your overall health, as it surrounds your organs. Visceral fat is not only linked to heart disease and diabetes, but some studies have…

HESHIIS BUUXA: Barcelona Oo Kaliya Inay Shaaciso Uga Hadhay

Kooxda Barcelona ayaa qarka u saaran saxeexa weeraryahanka ka tagaya Lyon ee Memphis Depay kaas oo u noqonaya heshiiskii afraad ee rasmi ah ee ay ku dhawaaqaan maalmihii ugu dambeeyay.Kooxda ree Catalan ayaa xilli horeba dhammaystirtay saxeexyada Sergio Aguero iyo Eric Garcia oo labaduba qaab xor ah ugaga imanaya Man City marka bishani dhammaato.Sidoo kale Barcelona ayaa dhaqan gelisay qoddob dhigaya inay dib ugala soo wareegaan Real Betis daafaca midig ee Emerson Royal kaas oo 9 Milyan oo euro ay kusoo qaateen.Haatan…

how to understand this ad?

On Thursday, June 3, France announced the suspension of its joint military operations with Malian forces and advisory missions. An unexpected and strong announcement, even if only part of the French anti-terrorist force Barkhane is suspended, and that this decision will be reconsidered "in the coming days". How is this message understood?…

15 “Weight loss” foods that do not work

If you try lose weight, you are probably wondering what types of foods will help you reach your goals. With so much conflicting information out there, it can feel overwhelming to know where to start. As a registered dietitian with many years of experience, I am here to clear the confusion and put you on the path to success with weight loss. Here are 15 "weight loss" foods that do not actually work. Read on - and to ensure your health and the health of others,…

One Major Effect of Eating Pasta, Says Science

Whether you're a regular consumer of rotini or are passionate about penne, pasta is a staple food in countless homes around the world. However, pasta is good for more than just your tastebuds—research suggests that regular pasta consumption may benefit your health, too. According to a 2020 study published in the journal Frontiers in Nutrition, people who regularly eat pasta are more likely to eat a nutrient-rich diet. In evaluating a population of 323 children between ages 2 and 18 and a population of 400 adults aged 19 or…

YAAB: Taageerayaal Sawir La Galayay Oo Dhaawacay Neymar Kahor Copa

Garabka weerar ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa la xusayaa inay dhaawac gaadhsiiyeen qaar kamida jamaahiirta dalkiisu.Dhaawaca gaadhay Neymar ayaan ahayn mid ulakac ah balse laba kamida jamaahiirta ree Brazil oo isku dayay inay sawir la galaan isla markaana dhinaciisa u yaacay ayaa nasiib daro ku siibtay iyaga oo sidaas dhaawaca ku gaadhsiiyay.Neymar ayaa goobta ka dhaqaaqay isaga oo dhutinaya lagana dareemayo inay wax gaadheen, tababaraha xulka ee Tite ayaan wali wax war ah oo rasmi…