Chelsea Oo Gadhka Loo Geliyey Madax-xanuunkii U Weynaa – Arsenal,

Chelsea waxay waajihi doontaa Arsenal iyo Liverpool saddexda kulan ee ugu horreeya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22, waana kooxda kulamada ugu adag bilowgaba ay iskugu xigayaan.Thomas Tuchel ayaa xilli ciyaareedka ku bilaabanaya Crystal Palace, laakiin waxa uu safar ugu tegayaa Arsenal iyo Liverpool, halka Aston Villa ay ugu imanayso Stamford Bridge, ka hor inta aanay safar gaaban ku tegin isla magaalada London oo bisha September ay kula ciyaari doonto Tottenham.Akhriso jadwalka xilli ciyaareedka 2021/22…

Kulamada Liverpool Ee Horyaalka Premier League Ee Xilli-ciyaareedka

Jurgen Klopp oo kooxdiisu difaacan kari weyday horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii 2019/20 ay ku guuleystay, isla markaana Man City ay kala wareegtay, waxay xilli ciyaareedka cusub ee 2021/22 ku bilaaban doontaa safar ay ugu tegayso Norwich City kulanka ugu horreeya xilli ciyaareedkan ee August 14.Reds ayaa labada ciyaarood ee xiga, waxay garoonkeeda Anfield ku qaabbili doontaa Burnley oo ka mid ahayd kooxihii xilli ciyaareedkii hore ka badiyey iyo Chelsea ka hor inta aanay u tegin Leeds United oo ay marti ugu…

Arsenal and Chelsea interested in Leicester’s James Maddison

Leicester City midfielder James Maddison is attracting interest from Arsenal and Chelsea. Maddison has impressed since moving to the Foxes from Norwich in 2018, making over 100 appearances and scoring 27 goals. He has also built a reputation as one of Europe's most productive creators due to his excellent vision and delivery of cinema. He started the 2020/2021 season particularly strong and recorded 11 goals before an injury ruled him out in February. When he returned, Maddison struggled to hit those heights again with his…

AKHRISO: Dhamaan Kulamada Premier League Ee Manchester United Ee

Manchester United waxa uu xilli ciyaareedku ugu bilaabmayaa garoonka Old Trafford oo ay kulanka ugu horreeya ku qaabbilayso Leeds United, waxaanay ku dhamaysan doontaa iyadoo marti ku ah garoonka Crystal Palace.Halkan kaga bogo dhamaan kulamada Manchester United ee xilli ciyaareedka 2021/2214: Leeds United (minan) – 3pm21: Southampton (marti) – 3pm28: Wolves (marti) – 3pmSeptember11: Newcastle (minan) – 3pm18: West Ham (marti) – 3pm25: Aston Villa (minan) – 3pmOctober2: Everton (minan) – 3pm16: Leicester (marti) – 3pm23:…

Somali troops in the Tigray conflict: the deafening silence of Prime Minister Roble

Somali troops in the Tigray conflict: the deafening silence of Prime Minister Roble MOGADISHU, Somalia - In one of the most empathetic interviews, a tearful mother tells reporters in Mogadishu that "I don't know anyone in the opposition or in the government, I'm just a vegetable vendor" in reference to a missing son, who is said to be training in Eritrea, yet nothing to come seems to emanate…

Manchester City: Jadwalka Kulamada Man City Ee Horyaalka Premier

Manchester City oo horyaalka Premier League ku guuleysatay xilli ciyaareedkii hore, ayaa difaacashadeeda ka bilaabi doonta Tottenham oo ay kulanka ugu horreeya ugu tegayso Magaalada London.Halkan kaga bogo jadwalka dhamaan kulamada Man City ee horyaalka Premier League:14: Tottenham (marti) – 3pm21: Norwich (minan) – 3pm28: Arsenal (minan) – 3pmSeptember11: Leicester (marti) – 3pm18: Southampton (minan) – 3pm25: Chelsea (marti) – 3pmOctober2: Liverpool (marti) – 3pm16: Burnley (minan) – 3pm23: Brighton (marti) – 3pm30:…

MEEL KU QORO: Liverpool vs Chelsea, Man City vs Arsenal, Man United vs

Isku-aadka Horyaalka Premier League ee 2021/22 ayaa la sameeyey, iyadoo xilli ciyaareedkuna bilaabmi doono August 14 oo ah muddo bil ah kaddib marka uu dhamaado tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Usbuucyada ugu horreeyaba waxa jiri doona kulamo adag, waxaana maalinta horyaalka la daahfurayo ay taageereyaashu nasiib u yeelan doonaan in ay daawadaan Manchester City oo safar ku ah London oo la ciyaaraysa Tottenham, halka Manchester United ay martigelinayso Leeds United.Kulamada toddobaadka labaad, Arsenal ayaa la ciyaari…

South African woman’s “miracle birth” of 10 children

The family of a South African man whose girlfriend reportedly gave birth to 10 children last week concluded in a statement released on Tuesday that they do not exist until proven otherwise. Last week, local media reported that Gosiame Sithole, 37, had delivered ten children - seven boys and three girls - by caesarean section at an undiscovered hospital in the capital Pretoria. But Tebogo Tsotetsi's family, the "father", said in a statement that he had confirmed to them that he had not seen the children and had trusted his…