Raphael Varane Oo U Duulaya Magaalada Manchester, Madrid Oo Aanu Ku

Manchester United ayaa qarka u saaran inay heshiis shaqsi ahla gaadho difaaca reer France ee Raphael Varane, kaas oo ay kooxdiisa Real Madrid go’aamisay in ay iibiso bishan July.Varane oo sannad ka hadhsan yahay qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ayay kooxdiisa isku afgaran waayeen inuu saxeexo heshiis cusub, sababta ugu weyn ee lagu kala tegayaana waa dhinaca mushaharka.Sida uu qoray wargeyska MEN, Manchester United ayaa ka faa’iidaysanaysa kala fogaanshaha Real Madrid iyo Varane, waxaanay hadda u dhowdahay inay heshiis…

You won’t ever break us, says Somalia to Al-Shabaab as police commander

You will never break us, Somalia tells Al-Shabaab as police commander survives MOGADISHU, Somalia - The Somali federal government fired warning shots at Al-Shabaab militants just hours after an attack on a senior police commander, in recent violence reported by the al-Qaeda-linked group, which has is wreaking havoc in East Africa. On Saturday, the terrorist group took responsibility for the…

9 Finest No-Prepare dinner Recipes to Assist Hold You Cool This Summer time

The hot weather is the perfect time for picnics and pool-side chilling, but the sun can dehydrate you and cause you to lose your appetite. That's why it's so important you stack your summer menu with hydrating foods that are light, nutritious, and full of flavor. The best part about these recipes? They don't require any cooking. Our friends at Meatless Monday provided us with some seasonal plant-based recipes that you can easily make at home this summer. From superfood-packed salads to chilled soups and cooling dips, nine of…

Imisa Lacag Ah Ayaa La Siinayaa Ciyaaryahanadda Talyaaniga Ee Ku

Kaddib markii ay rikoodheyaasha ku garaaceen England ee ay ku guuleysteen tartanka Euro, ciyaartoyda xulka qaranka Talyaaniga ayaa mid walba gaarkiisa loo siin doonaa lacago boqollaal kun oo Euro ah, taas oo ay ku helayaan guushii koobka.Talyaaniga oo sannadkii 2006 ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa sannadkii 1968kii ay ugu dambaysay inay qaataan Euro, waxayse xalay xaqiijisteen markoodii labaad ee ay helaan abaal-marintan.Roberto Mancini ayaa isku urursaday ciyaartooyo bandhig wanaagsan sameeyey oo dib usoo celiyey…

The Kabila camp is against it

The proposed law on "comfort" ignites the political debate in the Democratic Republic of Congo (DRC). Posted last week, the law could ban access to the presidency and other sovereign functions for people who do not have a Congolese father and mother. The coalition of former President Joseph Kabila considers it unconstitutional.…

RASMI: Liverpool Oo Shaacisay AFAR Kooxood Oo Ay Ciyaaro Saaxiibtinimo

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay afar kulan oo saaxiibtinimo oo ay ciyaari doonto ka hor inta aanu bilaabmin xilli ciyaareedka 2021-22 oo ay ka hadhsan tahay muddo bil ah.Ciyaarrtoyda Liverpool ayaa ku sugan magaalada Salzburg ee waddanka Austria oo ay gaadheen Isniintii, halkaas oo ay tababarka ku qaadanayaan inta uu soo dhowaanayo xilli ciyaareedka.Tababare Jurgen Klopp ayaa ula saftay Austria 34 ciyaartoy oo isugu jira kooxda koowaad iyo ciyaartoyda da’yarta, waxaana halkaas kula ciyaari doonaan afar kooxood…

The worst breakfast meals for weight reduction

Today's most important meal gets the title for a reason. After a long night of fasting, your body asks for nourishment in the morning. Without the right fuel, you are left with low energy, a compensated mood, crazy desires and potentially a wider waist. Doesn't sound too appealing, right? Some classic breakfast meals are obvious diet criminals - waffles and popcorn, you fool no one. But other breakfast staples may not seem so sinful at first glance.…

Somalia: Farmajo dragged into the North Western of Somaliaelectoral committee

Somalia: Farmajo dragged into disputes over North Western of Somaliaelectoral committee MOGADISHU, Somalia - Outgoing President Mohamed Abdullahi Farmajo is once again on the spot for the current stalemate between Somaliland's senior leaders and the federal government, following differences in the appointment of members of the electoral committee. With just 14 days to go before the start of…

The #1 Finest Complement To Take for Nervousness, Says Dietitian

If you struggle with anxiety—severe or not—you probably know there are lots of different ways to cope. From meditation or yoga to therapy, the options can seem truly endless, and sometimes you'll have to try them all to determine what works best for you. Many people may not consider, though, that your diet could be the place to start when it comes to decreasing your anxiety. That's right—there are actually nutrients that play a role in your mental health, and it's crucial to ensure that you're getting enough of them in your…

Jabuuti oo iibin doonta saamiga laga tirada badan yahay ee Shirkadda Isgaarsiinta ee Dawladdu Maamusho

Jabuuti waxay iibin doontaa saamiga “tirada yar ee muhiim ah” ee shirkadda Djibouti Telecom SA shirkad istiraatiiji ah, taas oo qayb ka ah qorshe lagu furfuraayo dhaqaalaha isla markaana lagu casriyeynayo dhaqaalaheeda, ayey dowladdu ku tiri hadal ay soo saartay. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jabuuti ayaa lagu shaaaciyay sidoo kale in Xukuumadda Jamhuuriyadda Jabuuti ay ansaxisay xeer qabyo ah oo ku saabsan in shirkadda isgaarsiinta ee dalkaasi ee Jabuuti Telecom oo ay dowladdu leedahay , qayb yar oo ka mid ah…