MUHIIM: Lionel Messi Oo Aan Dhammaysan Doonin Heshiiskiisa Barcelona &

Kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa la filayaa inuu heshiis cusub oo shan sano ah u saxeexo Barcelona balse warar cusub ayaa sheegaya inuu kaliya laba sano oo kale sii joogi doono Camp Nou.Messi ayaa koox la’aan ahaa 17 maalmood kaddib markii heshiiskiisii Barcelona uu dhacay 30-kii bishii June. Leo ayaa kasoo caawiyay dhawaan dalkiisa inay kusoo guuleystaan Copa America oo u noqonaya isaga koobkiisii ugu horreeyay ee caalami ah.Messi ayaa sanadkii hore si xoogan loola xidhiidhinayay kooxda kusoo guuleysatay…

Concerns Africanism with the Congolese

The second part of the Chronicle of Writing Paths that RFI dedicates to the Congolese from the Congo, Valentin-Yves Mudimbe. Author of novels, poetry collections and theoretical essays on Africa, Mudimbe is recognized as one of the leading African intellectuals and philosophers. This year's publication in French of his famous essay The Invention of Africa is an opportunity to discover the essential inspiration of the essential author.…

YAAB: Man United Oo Cadawgeeda Man City Ka Caawinaysa Saxeexyada Jack

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay saxeexa Jadon Sancho oo ay kala soo wareegtay Borussia Dortmund ay si dadban ugu hubaysay kooxda ay xifaaltamaan ee Manchester City iyo bar-tilmaameedyada ay ka doonayso suuqa.United ayaa toddobaadkii hore Dortmund kala heshiisay saxeexa Jadon waxaana uu dhawaan garabka ree England maray tijaabada caafimaadka iyadoo ay hadhsan tahay kaliya in lasoo bandhigo.Kooxda ka ciyaarta Old Trafford ayaa bixin doonta 73 Milyan oo pound waxaana qayb kamida lacagtaas toos u qaadan…

US slows down al-Shabaab crackdown in Somalia amid upsurge in terrorism

US slows down al-Shabaab crackdown in Somalia amid upsurge in terrorist attacks MOGADISHU, Somalia - For seven months, the United States slowed down operations against Al-Shabaab militants in Somalia, in a strategy widely criticized by local actors, who believe that US Africa Command's efforts were still needed to eradicate them. activists. On January 19, an American plane opened fire on a…

LAMA FILAAN: Xiddig Lama Filaan Ah Oo Chelsea Ka Tirsan Oo Sabab

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Chelsea ee Callum Hudson-Odoi ayaa lagu soo warramayaa inuu caqabad cusub ku noqday heshiiska ay kooxdiisu ku doonayso inay lasoo saxeexato weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland.Chelsea ayaa doonaysa inay dib u habayn ku samayso xiddigaha kooxdeeda balse waxa ay marka hore u baahantahay inay ciyaaryahano dirto si ay isku dheeli tir u samayso.Borussia Dortmund ayaa diyaar u ah inay diido dalabaadka laga keenayo Haaland balse haddiiba ay hesho dalab 150 Milyan oo pound ah ayay…

RASMI: Manchester City Oo Iibisay Mid Ka Mid Ah Xiddigaheeda, Kooxda

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa si rasmi ah u iibisay mid ka mid ah xiddigaheeda, xilli ay qorshaynayaan inay xagaagan suuqa dhigaan dersin ciyaartooyo waaweyn ah si ay u hesho lacago ay kula soo wareegto ciyaartoyda uu dalbanayo Pep Guardiola Jack Grealish iyo Harry Kane.Man City ayaa liiska ciyaartoydeeda ay iibinayso xagaagan waxay ku dartay Raheem Sterling, Riyad Mahrez, Aymeric Laporte, Gabriel Jesus iyo kuwo kale, waxaana shalay si rasmi ah uga baxay Etihad Stadium laacibkii ugu horreeyey oo ay kooxdu iibisay…

Barcelona Oo Rumaysan In Mucjisadii Sannadkii Hore Usoo Baxday Ay Real

Wada-hadalladii u dhexeeyey Barcelona iyo xiddigeeda da’da yar ee Ilaix Moriba ayaa istaagay, xilli uu laacibkani kusii dhowaanayo dhamaadka qandaraaskiisa, waxaanay taasi keentay, in Barcelona ay ka shakido Real Madrid oo ay dareensan tahay inay sabab u tahay burburka ku yimid wada-hadallada.Ilaix Moriba oo sida hillaaca uga soo dhex-booday ciyaartoyda da’yarta xilli ciyaareedkii hore, isla markaana bandhig wanaagsan sameeyey ayaa waxa uu heshiiskiisa Barcelona ku egyahay bisha June ee sannadka dambe ee 2022, waxaana…

Arsenal Oo Heshiis La Gaarey Xiddigii Ugu Weynaa Ee Ay Suuqa Ka

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa heshiis la gaadhay xiddigii ugu weynaa ee suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan ay ka doonayeen, kaas oo uu tababare Mikel Arteta ku hawlanaasidii uu u heli lahaa tan iyo markii uu furmay suuqu horraanta  bishii June.Gunners ayaa muddooyinkii dambe oo dhan waxay wada-hadallo laba dhinac ah kula jirtay kooxda kubadda cagta Brighton iyo difaaca reer England ee Ben White, waxaanay ugu dambayntii xalay xaqiijisay in ay heshiis shaqsi ah la gaadho ciyaartoyga, xilli ay kooxdiisana u dhow yihiin…

a report from the Spending Observatory

In the Democratic Republic of Congo (DRC), the Observatory for Public Expenditure (ODEP), a Congolese non-governmental organization, is concerned about the lack of improvement in governance since the change of state. Félix Tshisekedi, succeeded Joseph Kabila, but the poor management of public finances "remains and deteriorates" in violation of the eradication of poverty and social development, says NGO.…

in Niger, a training camp for the forces

Niger now has a training camp for its special forces. It was inaugurated on Wednesday morning and is located in Tillia, in the Tahoua region, in the southwestern part of the country, near the Malian border. This center is partly funded by the German Embassy and is part of the overall strategy for building special forces in the Sahel.…