YAABKA YAABKII: Xiddig Ku Biiray Kooxdii Kasoo Horjeeday Iyadoo

Kubadda cagta ayaa ah mid mucjisooyinkeeda wadata iyadoo ay macquul tahay in kulan kasta lagu arko arrimo uu la gaar yahay oo uu kaga duwan yahay kuwa kale.Kulan saaxiibtinimo oo ka horreeya xilli ciyaareedka oo dhex maray kooxaha Bristol City iyo Portsmouth ayaa kusoo dhammaaday bar-bardhac 3-3 ah balse sida bar-bardhacaasi ku yimid ayaa ahayd qaab ugub ah oo aan hore loo arag.Bristol City ayaa ah koox loo tixgelin karo mid aad u gacan furan kaddib markii ay kulanka dhexdiisa ciyaaryahan ku amaahiyeen Portsmouth kahor inta…

Solskjaer Oo Beddelka Paul Pogba Ka Helay Bayern Munich & Xiddigii

Manchester United ayaa isku diyaarinaysa nolosha iyo qaab ciyaareed wanaagsan oo ay muujiso kaddib Paul Pogba oo sannadkii ugu dambeeyey qandaraaskiisa galay, isla markaana shaki weyn la gelinayo in uu sii joogi doono Old Trafford.Red Devils oo sannadkii 2016kii kasoo bixisay Pogba lacag dhan £89 milyan oo Gini, waxa uu xor ka noqon doonaa Manchester United dhamaadka xilli ciyaareedka dhowaanta bilaabmaya, mana muuqato wax saansaan ah oo muujinaysa in uu sii joogayo.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa beddelka Paul Pogba waxa…

The NISA ordered not to stop politicians from visiting their constituencies

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency , police and immigration were put together by Prime Minister Mohamed Hussein Roble, following a litany of complaints involving them in a series of incidents targeting politicians across the country. The spy agency , has often been criticized for targeting opposition politicians in a crackdown reportedly sanctioned by President Mohamed Abdullahi Farmaajo, who has had problems with a number of his critics. More often than not, opposition leaders have…

WARBIXIN: 50kii Xiddig Ee Guud Ahaan Isboortiga Ee La Buunbuuniyey,

David Beckham ayaa kaalinta koowaad ka galay liiska xiddigaha kubadda cagta iyo guud ahaan isboortiga ee la buunbuuniyey, qiime aanay lahayna la siiyey, laakiin waxa kula jira ciyaartooyo kale oo uu ku jiro Lionel Messi oo lix jeer ku guuleystay abaal-marinta xiddiga Adduunka ee Ballon d’Or.Xiddigaha la buunbuuniyey ayaa isugu jira ciyaartooyo waaweyn oo sumcad iyo magac ku lahaa kubadda cagta sida feedhyahankii Mike Tyson iyo feedhyahanka kale ee aan waligii laga badinin ee Floyd Mayweather.Cristiano Ronaldo, Pele,…

Manchester United Iyo Real Madrid Oo Wada-hadallo Toos Ah Ka Yeeshay

Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay wada-hadallo toos ah yeesheen Real Madrid oo ay ka doonayso difaaca reer France ee Raphael Varane oo la filayo in maalmaha soo socda uu yimaaddo Old Trafford.Ole Gunnar Solskjaer ayay ka go’an tahay inuu helo difaac dhexe oo ka garab ciyaara Harry Maguire, si kooxdu ugu tartami karto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.Victor Lindelof oo ahaa saaxiibka sida joogtada ah ay iskaga garab ciyaarayeen Maguire sannadihii u dambeeyey ayaa uu tababaraha reer Norway saluugsan…

Central China is hung for worse weather like death

Piles of cars were strewn across a central Chinese city on Thursday as shocked residents picked up debris from a historic deluge that claimed at least 33 lives, with heavy rains threatening surrounding regions. An unprecedented rainstorm hit a year of rain in just three hours in the city of Zhengzhou, weather officials say,…

Attempted assassination of Colonel Goïta in Mali:

Following the assassination attempt by Colonel Assimi Goïta, the president of the Malian transition, the prosecutor at the Tribunal de grande instance of Municipality II in Bamako launched an investigation into facts that would likely constitute crimes against 'attack on state security and attempted assassination. The attacker began to speak into the hands of the security services. .

Yoruba activist Sunday Igboho threatened

Nigerian activist Sunday Igboho, organizer of a meeting in early July for the creation of a "Yoruba" nation, was presented to the prosecutor on Thursday in Cotonou. The sessionist was arrested on Monday in the Benin capital by the aviation police and he had fled his country after a raid by Nigerian services to his home in Ibadan 150 km from Megalopolis Lagos. Nigerian authorities demanded that he be arrested and extradited. Nigerian sources, transmitted by social networks, announced on Wednesday the release of the activist…

game of La Francophonie under the threat of

The 9th Francophonie Games are planned in Kinshasa from 19 to 28 August 2022. Almost a year since the organization of this sporting and cultural event, doubts are beginning to take into account the respect of the calendar. This edition was already planned for earlier this year, but it had been postponed at the request of the Democratic Republic of Congo after the pandemic in Covid-19. The progress of the work raises fears of further postponement or assignment of the games to another country. In early April, Félix…

Tunisians flock to vaccines in the middle of

In Tunisia, the vaccination campaign, which was open to all, was suspended this Wednesday on the second day of Eid for maladministration. The Minister of Health has been fired. as reported from Tunis, Lilia blaiseWith the doors to vaccination centers closed and queues to buy bread, on the second day of Eid, many Tunisians want…