In a choice adopted on Friday, December 4, the UN Safety Council determined to take away Burundi from its political agenda. A choice that comes shortly after the Burundian authorities' refusal to increase the workplaces of the UN Particular Envoy.
The choice was introduced on Friday, December 4, in an announcement from the…
Man United Oo Guul Soo Laabasho Cajiib Ah Gaartay, Gool
Manchester United ayaa kulankii labaad oo isku xiga oo Premier League gaartay guul soo laabasho cajiib ah iyadoo seddex gool oo kala daran ku bedelay hal gool oo ay ku hormartay West Ham United.Labada kooxood ayaa ciyaarta kala lahaa labadii qeyb, iyadoo qeybtii hore ay West Ham wacdarro dhigtay islamarkaana hogaanka u qabatay ciyaarta, laakiin qeybtii labaad oo ay bedel ku soo galeen Rashford iyo Fernandes Man United ayaa xasuuq degdeg ah geysatay iyagoo seddex gool ku dhaliyay 13 daqiiqo gudaheed.Pogba ayaa gool lagu indho…
In the face of the regional, Cameroonians are thinking in particular of the celebration of the end of the year
The regional elections will take place on Sunday, December 6, in Cameroon, but the population is not particularly worried about the vote. Especially because it is the big voters who are called to vote and not the general population, who rather think about organizing this year's celebration in a difficult economic context.
With…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Barcelona Caawa Kala Hortageyso
Tababare Ronald Koeman ayaa u muuqda mid ugu danbeyn ku aaminaya weerarka inuu hogaamiyo Braithwaite kaasoo kulankii afaraad ku soo bilaabanaya, wuxuuna booska kala baxayaa Ousmane Dembele oo keyd loo dhaadhiciyay. Lionel Messi ayaa soo laabtay ka dib markii la nasasiiyay kulankii ugu danbeeyay ee Champions League, laakiin waxaa la sugayaa in la arko booska uu caawa ka dheeli doono iyadoo Griezmann uu sidoo kale ku soo bilowday kulankaan.Da’ yarka Mingueza ayaa weli shaxda ku jira iyadoo Pjanic kursiga keydka loo celiyay.…
10ka Tababare Ee Dunida Ugu Fiican Oo Laga Magacaabay –
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa loo magacaabay tababaraha ugu fiican dunida isagoo ka horeeya macalinka Manchester City Pepe Guardiola iyo tababaraha Bayern Munich Hans-Dieter Flick.53 jirkaan Jarmalka ayaa ka tagay Borussia Dortmund sannadkii 2015 isagoo u saxiixay Liverpool, wuxuuna fure u noqday guulaha Reds.Klopp wuxuu ku guuleystay Champions League sannadkii 2019 ka hor inta uusan soo gabagabeynin mudadii dheereyd ee ay Liverpool sugeysay Premier League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.Hilinka ESPN ayaa…
Pep Guardiola Oo Maanta Sameeyay Wax Uusan Waligiis Sameynin
Tababaraha kooxda Manchester City ayaa maanta qaaday taalaabo uusan waligiis sameynin intii uu tababare ahaa,416 kulan uu macalin u soo ahaa kooxo waa weyn, Pep Guardiola ayaa markii ugu horeysay abid aan wax bedel ah sameynin kulankii maanta ee Manchester City.Waligiis Guardiola bilaa bedel ma uusan noqnin intii uu tababar ka soo ahaa Barcelona, Bayern Munich iyo Manchester City isagoo soo maamulay 416 kulan.Laakiin kulankii ay maanta Manchester City 2-0 uga badisay Fulham, waxay kooxdiisa ku dhameysatay 11kii xiddig ee ku…
Real Madrid Oo Ugu Danbeyn Guul Gaartay, Sevilla Ayay Si
Real Madrid oo kulamadii ugu danbeeyay ilowday sida loo badiyo ayaa ugu danbeyn wadada guusha ku soo laabatay ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxda Sevilla oo marti loo ahaa.Los Blancos oo aan badinin seddexdii kulan ee ugu danbeysay horyaalka La Liga islamarkaana laga badiyay kulankii Champions League ayaa kaga badisay kooxda Sevilla gool uu qeybtii labaad u saxiixay Vinicius Jr.Guushaan waxay ka dhigan tahay in Real Madrid ay haatan ku jirto kaalinta 3aad iyagoo leh 20 dhibcood, waxay afar dhibcood ka danbeeyaan kooxda…
Raheem Sterling Oo Rikoodh Cusub Loo Diiwaangeliyay Xilli
Manchester City ayaa soo gashay kaalinta afaraad ee kala sareynta ka dib markii ay 2-0 si raaxo ah ugu dubteen kooxda Fulham oo marti ku aheyd garoonka Etihad Stadium.Gool uu saxiixay Raheem Sterling iyo rigoore uu dhaliyay boqorka caawinta Kevin de Bruyen ayay kooxda Man City ku dubatay Fulham iyagoo haatan leh 18 dhibcood ka dib 10 kulan ay ciyaareen, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan kooxaha hogaanka haya ee Tottenham iyo Liverpool.Manchester City ayay ku qaadatay kaliya lix daqiiqo inay hogaanka u qabato ciyaarta.…
Waa Kuma Goddoomiyaha cusub ee guddiga Doorashooyinka? –
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka ayaa guddomiye u doortay Maxamed Xasan Maxamed oo muddo katirsanaa Raadiyaha Ergo oo fadhigiisu yahay Nairobi, Haddaba waa kuma Maxamed Xasan?
Noloshiisa:
Maxamed Xasan waxa uu ku dhashay deegaanka Widhwidh ee gobolka Togdheer, Todobaatameeyadii ayaa Qoyskiisu kamid noqday reerihii dowladdu ka soo rartay gobolka Togdheer oo ay xilligaas abaartu saameysay, degmada Jamaame ee gobolka…
Jose Mourinho Oo Xiddig Ku Fashilmay Gunners Ku Tilmaamay
Jose Mourinho auaa uga digay ciyaartoydiisa Tottenham Willian oo uu ku tilmaamay xiddiga ugu halista badan Arsenal inkastoo xiddiga reer Brazil uu ku fashilmay Gunners tan iyo markii uu yimid xagaagan.Kooxda Mikel Arteta ayaa u safreysa Spurs berri oo Axad ah kulankii ugu horeeyay ee North London Derby ee xilli ciyaareedkan.Mourinho ayaa tababare u ahaa Willian waqtigii ay isla joogeen Chelsea, waxaana la sheegayay inuu doonayay inuu xiddiga reer Brazil geeyo Tottenham xagaagii.Laakiin Gunners ayaa ku guuleysatay saxiixa 32…