Deni & Madoobe oo diiday ka qaybgalka Shirka Madasha

Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u xaqiijiyay in si iskood ah ay u joojiyeen safar Muqdisho lagu waday in ay kusoo gaaraan Madaxweynayaasha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe & Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ay qayb uga noqdaan Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka. Shirkaan ayaa lagu wadaa in uu Berri oo Isniin ah kuna beegan 7-da December 2020 uu ka furmo Magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalaya Hogaamiyayaasha heer federal & heer Dowlad Goboleed…

new hearings of the Truth, Justice and Reconciliation Commission

Mali's Truth, Justice and Reconciliation Commission organized its second public hearing in one year on Saturday 5 December at the Bamako International Conference Center. For a full day, survivors of massacres, murders, torture and inhuman treatment were interviewed. Full of life, Aicha Wallet Albessaty navigates between the two waiting rooms reserved for the victims. During the first years of independence, in 1963, a Tuareg uprising broke out in the Kidal region. An uprising from the Malian army. Aicha, 9 years old,…

CXD oo Shabeelaha Hoose ka sameeyay Howlgal sababay dhimasho

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal sababay dhimasho & dhaawac ka sameeyay deegaanno dhowr ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysay. Deegaannada Askarta Dowladda Federaalka howlgalka ay ka fuliyeen ayaa kala ah: Wala-galeen, Galka saalimow, Dahaad ,Ceel-maracade & Garas Gawaan oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay…

The Nigerian military strategy against Boko Haram still emphasized

The Nigerian authorities have intensified meetings and discussions following the massacre of at least 76 farmers of Boko Haram a week ago in the state of Borno, just twenty kilometers from the city of Maiduguri. The powerlessness of the Nigerian army in the face of the jihadist uprising raging in the north-east of the country has largely been highlighted.…

anger from motorcycle taxi drivers after the traffic ban

The Congolese government began implementing a stop this week banning motorcycle taxis. Officially, this is a decision to fight accidents and aims to limit contact during this period of the fight against Covid-19. However, the measure does not pass among drivers and civil society. as reported from Brazzaville, Loïcia MartialA…

The Malagasy government is limiting the price of imported rice after weeks of increases

In Madagascar, the government has set the price per kilogram of rice. For several weeks, this food, basic food on the Big Island, has continued to increase. The prices of the different rice varieties at the grocery stores vary between 2200 and 2500 Ariarys (between 0.50 and 0.50 euros). Duties that Malagasy households can no longer afford. In the Anosibe district, inside the capital's largest wholesale market, most merchants heard the news about rice pricing in the morning. Their prices have not changed and few agree to…

Barcelona Oo CEEB Weyn Ay Ka Soo Gaartay Kooxda Yar Ee

Barcelona ayaa ceeb weyni ay soo gaartay caawa ka dib markii ay guuldarro 2-1 kala kulmeen kooxda yar ee ku cusub horyaalka La Liga ee Cadiz oo marti loo ahaa.Cadiz ayaa noqotay kooxda disha kooxaha waa weyn ee La Liga iyagoo hore u soo garaacay Real Madrid. Waxay caawa ka talaabsadeen Barcelona oo Messi heysata iyagoo Alvaro Negredo uu guusha ku hogaamiyay.Waa guuldaradii afaraad ee Barcelona ka soo gaarta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan, waxay ku jiraan kaalinta 7aad iyagoo leh 14 dhibcood, waxay lix dhibcood ka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More