Raheem Sterling Oo Rikoodh Cusub Loo Diiwaangeliyay Xilli

Manchester City ayaa soo gashay kaalinta afaraad ee kala sareynta ka dib markii ay 2-0 si raaxo ah ugu dubteen kooxda Fulham oo marti ku aheyd garoonka Etihad Stadium.Gool uu saxiixay Raheem Sterling iyo rigoore uu dhaliyay boqorka caawinta Kevin de Bruyen ayay kooxda Man City ku dubatay Fulham iyagoo haatan leh 18 dhibcood ka dib 10 kulan ay ciyaareen, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan kooxaha hogaanka haya ee Tottenham iyo Liverpool.Manchester City ayay ku qaadatay kaliya lix daqiiqo inay hogaanka u qabato ciyaarta.…

Waa Kuma Goddoomiyaha cusub ee guddiga Doorashooyinka? –

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka  ayaa guddomiye u doortay Maxamed Xasan Maxamed oo muddo katirsanaa Raadiyaha Ergo oo fadhigiisu yahay Nairobi, Haddaba waa kuma Maxamed Xasan? Noloshiisa: Maxamed Xasan waxa uu ku dhashay deegaanka Widhwidh ee gobolka Togdheer, Todobaatameeyadii ayaa Qoyskiisu kamid noqday reerihii dowladdu ka soo rartay gobolka Togdheer oo ay xilligaas abaartu saameysay, degmada Jamaame ee gobolka…

Jose Mourinho Oo Xiddig Ku Fashilmay Gunners Ku Tilmaamay

Jose Mourinho auaa uga digay ciyaartoydiisa Tottenham Willian oo uu ku tilmaamay xiddiga ugu halista badan Arsenal inkastoo xiddiga reer Brazil uu ku fashilmay Gunners tan iyo markii uu yimid xagaagan.Kooxda Mikel Arteta ayaa u safreysa Spurs berri oo Axad ah kulankii ugu horeeyay ee North London Derby ee xilli ciyaareedkan.Mourinho ayaa tababare u ahaa Willian waqtigii ay isla joogeen Chelsea, waxaana la sheegayay inuu doonayay inuu xiddiga reer Brazil geeyo Tottenham xagaagii.Laakiin Gunners ayaa ku guuleysatay saxiixa 32…

This weight-reduction plan might help remedy erectile dysfunction, examine findings

Many males with erectile dysfunction are on an impressive mission, based on a urologist, Dr. Samuel Amanamah: establish drugs and dietary supplements to "remedy" their efficiency issues. Sadly, this can be a missed alternative within the quest to know your well being - and what underlying points could must be addressed. In actual fact, erectile dysfunction is strongly linked to heart problems and different critical well being situations - and numerous males don't even know they've these situations till they're searching for…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Adag Ee Sevilla vs Real Madrid

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa marti u ah dhigeeda Sevilla xilli labada kooxoodba ay guuldarrooyin lasoo kulmeen kulamadoodii ugu dambeeyay.Real Madrid ayaa ka cabanaysa fashil kasoo gaadhay Alaves iyo Shakhtar Donestk labadii kulan ee ugu dambeeyay ee ay soo ciyaareen iyadoo guuldarro kale ay noqon doonto mid xaalada faraha ka saarta.Dhinaca kale Sevilla ayaa kulankii ugu dambeeyay ee Champions League ceeb 4-0 ah kala kulantay dhigeeda Chelsea taas oo dhaawacaysa qaabkii wanaagsanaa ee ay kulamada…

Dowladda Soomaaliya oo ka xumaatay go’aanka Trump ee

Go’aanka Donald Trump ee ah inuu ciidamada Mareykanka kala baxo Soomaaliya maalmaha yar ee ka dhiman madaxweynenimadiisa ayaa waxaa diidmo kala horyimid qaar kamid ah Soomaalida, kuwaasoo ka codsaday madaxweynaha imanaya ee Maraykanka Joe Biden inuu ka laabto go’aanka. Senetar Ayuub Ismaa’iil Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka mid ah dadka aad uga horyimid go’aanka Hogaamiyaha waqtigiisu dhamaaday ee Maraykanka Donald Trump. Pentagon-ka ayaa sheegay in Trump…

GUUL Ama GEERI – Waa Siddeed Maalmood Iyo Saddex Kulan Final

Kooxda uu gadh-wadeenka ka yahay tababare Zinadine Zidane ee Real Madrid ayaa siddeeda maalmood ee maanta oo Sabti ah ka bilaabmaya ciyaari doonta saddex kulan oo Final oo kale ah kuwaas oo wax badan go’aamin kara.Kulamadan ayaa ka bilaabmaya midka ay maanta Los Blancos martida ku yihiin gegida Ramon Sanchez Pizjuan iyagoo booqanaya dhigooda Sevilla.Real Madrid ayaa soo qaadatay qaar kamida qaab ciyaareedyadeeda ugu wanaagsan xilli ciyaareedkan marka ay martida tahay waxaana ay rajaynayaan inay sii xanuujiyaan nabarada…

The best approach to keep in form proper now, specialists say

This 12 months, with so many people working remotely and staying indoors due to COVID-19, it is easy to slide right into a routine that may critically hurt your well being. A sedentary way of life can jeopardize your immune system, increase your blood strain and even dramatically enhance your most cancers danger. The excellent news is that researchers have determined how a lot time and exercise it is advisable to counteract the dangers of sitting round all day.—Throughout 35 minutes of each day train, you'll keep…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More