Ronald Koeman Oo Sharaxay Sababta Uu Lionel Messi Uga Reebay

Barcelona ayaa u safreysa Ukraine si ay u la ciyaaraan Dynamo Kyiv kulan ka tirsan wareega group-yada Champions League habeenka Talaadada, laakiin waxaa ka maqan ciyaartoyda laf dhabarta u ah Lionel Messi iyo Frenkie de Jong.Ronald Koeman ayaa shaaca ka qaaday in labada xiddig la nasasiiyay ka dib guuldaradii niyadjabka laheyd ee Sabtidii ka soo gaartay Atletico Madrid, waxay aheyd guuldaradii ugu horeysay abid ee ka soo gaarta tababare Simeone.“Waxaan go’aansanay inaan kaxeysaneynin Messi iyo De Jong” ayuu Keoman ka sheegay…

This One Easy Trick Will Make All Your Meals Wholesome, Say Consultants

Meals will be complicated. One in all our fundamental objectives is to simplify and make wholesome consuming as simple as doable. And there could also be no less complicated manner of judging whether or not a meal or snack is wholesome for you than by asking three easy questions: The place's my protein, the place's my fiber, and the place's my wholesome fats? Asking your self these three questions whereas cooking is our easy trick that can make any of your meals wholesome each time. Put collectively a plate that gives all…

The 9 Greatest Meals That Soften Stomach Fats

Trying to soften your center? Don't fret, it is so much simpler to do than you suppose. All it's a must to do is incorporate these 9 meals teams, every of which helps to struggle irritation, enhance metabolism, and—most vital of all—flip off your fats genes and reverse your physique's tendency to retailer fats. These greatest meals to soften stomach fats are designed to offer protein, fiber, and wholesome fat at each meal to assist enhance metabolism and struggle starvation. They will maximize your ranges of macronutrients…

Muxuu Sameeyay Granit Xhaka Ee Ka Careysiiyay Xiddiga

Halyeeyga Arsenal Martin Keown ayaa soo jeediyay in mid ka mid ah sababihii loo celcelinayay Kieran Tierney dhamaadkii ciyaartii Leeds United inay aheyd inuu ka careysnaa Granit Xhaka oo la saftay xiddig Leeds United ah.Kooxda Waqooyiga London ka dhisan ayaa barbaro goolal la’aan ah ku soo gashay garoonka Elland Road ka dib markii Nicolas Pepe casaan la siiyay bilowgii qeybta labaad isagoo herdiyay Ezgjan Alioski.Qaar ka mid ah ciyaartoyda Arsenal ayaa ka careysnaa sida uu xiddiga Leeds u dhaqmay isagoo si dhaqso ah dhulka…

the string tightens around the city of Mekele

In Ethiopia, the conflict in the province of Tigray continues, still cut off from the world since the fighting began on November 4. The federal army says it is advancing against the dissident regional capital Mekele and is preparing to invade it. Prime Minister Abiy Ahmed gave the TPLF, the party that runs the region, three days to give up, and the army warned residents of the city and caused a UN…

Sidi Ould Cheikh Abdallahi, the first democratically elected president, has died

Former Mauritanian head of state Sidi Ould Cheikh Abdallahi, the country's first democratically elected president in 2007 and overthrown by a coup the following year, died on the night of November 22 to 23 in a clinic in the capital, Nouakchott, of a long illness. A three-day national mourning has been observed since the morning of 23 November throughout the territory.…

Ex-president claims Somalis search justice in Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - Former Somali President Hassan Sheikh Mohamud has as soon as once more accused the present administration of failing to reform the nation's judicial system, arguing that 1000's of residents are actually compelled to hunt justice in al-Shabaab courts throughout the nation. For greater than a decade, al-Shabaab has struggled to overthrow the delicate UN-backed Somalia administration, however their efforts have been hampered by army forces, significantly these from the US-African Union Command and…

Weerar lagu qaaday Masjid oo lagu dilay 5 qof, lagu

Dabley ayaa shan qof ku dilay, 18 kalena ku afduubtay weerar ay ku qaadeen Masjid ku yaalla gobolka Zamfara ee waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria, sida ay booliska gobolka sheegeen. Illaa boqol dabley oo ah tuugada lo’da xadda oo ku socda mootooyin ayaa rasaas ku furay Masjidka oo ku yaalla xaafadda Dutsen Gari ee degmada Maru, xilli ay dadka dukanayey salaadda Jimcaha. “Burcadda waxay dileen shan qof oo cibaadeysanayey, waxayna afduubteen 18 kale, oo uu ku jiro imaamkii…