Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,520 Articles

America is formalizing the withdrawal of troops from Somalia

WASHINGTON, USA - The Ministry of Protection has for the primary time printed a press launch expressing intentions to withdraw greater than 700 troopers who've served in Somalia, a rustic scuffling with frequent Al-Shabaab assaults and a few traces of ISIS department in Somalia's raids. Within the assertion, the division stated outgoing President Donald Trump had "ordered" the withdrawal of troops from the war-torn nation in early 2021 in a transfer that would compromise positive factors achieved by Allied forces,…

Xiddig Man City Ah Oo Gaadhigiisii Lamborghini-ga Ah Gabi Ah

Daafaca bidix ee kooxda Manchester City ee Benjamin Mendy ayaa qarka u saaran in gabi ahaanba laga bur-buriyo amaba la xaraasho gaadhigiisa qaaliga ah ee Lamborghini.Sida uu sheegayo wargeyska The Sun oo ah midka xogtan laga helayo, gaadhiga Mendy ee ah Lamborghini Aventador SVJ ayay bishii hore qabteen lana wareegeen boolisku.Mendy ayay joojiyeen booliska UK iyagoo ku haystay inuu waday gaadhiga isaga oo aan sidan “Licence” sax ah oo uu gaadhiga ku watay.Warbixinta The Sun ayaa intaas ku daraysa in Benjamin uusan wali…

Masar & Soomaaliya oo kawada xaajoonaya Xiriirka, Iskaashiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Carabta Masar Saamix Shukri ayaa si hordhac ah u faah-faahiyay kulan maanta oo Sabti ah uu la qaadanayo Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalin Khaliif. Kulankaan ayaa yimid kadib markii maalmihii lasoo dhaafay la sheegay in Xukuumadda Qaahira ay damacsan tahay in Turkiga ay ku colaadiso Soomaaliya iyada oo kaashaneyna Suudaan & Israel. Saamix Shukri ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka go’an tahay xoojinta Xiriirka…

Sevilla vs Real Madrid, Cadiz vs Barcelona – Shaqada Zidane

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa isku dayi doonta inay kasoo kabato labadii guuldarro ee is xigay ee soo gaadhay marka ay maanta booqanayso Andalusia oo ay Sevilla ugu tagayaan.Kooxda tababare Zinadine Zidane oo hadda booska afraad kaga jirta kala sarreynta horyaalka ayaa labadii kulan ee ugu dambeeyay guuldarrooyin kala soo kulantay kooxaha Alaves iyo Shakhtar Donestk.Dhinaca kale Sevilla oo uu hoggaaminayo Julien Lopetegui ayaa kulankan niyad aan fiicnayn ku galaysa kaddib markii ay kulankii ugu…

Waa maxay Sababta Sacuudiga uu Teleefoonada ugu diiday

Muddo fog Xabsiyada Boqortooyada Sacuudiga waxaa caadi ka ahaa isticmaalka Teleefoonada Maxaabiista sugeysa in dib loogu celiyo (Tarxiilo) dalalkooda. Waxa ay xiriir fudud la sameynayeen ehelkooda & asaxaabta, iyaga oo la socda Baraha Bulshada. Boqortooyada ayaa ilaalada Xabsiyada gaarsiisay in ay Teleefoonada ka qaadaan dadka lagu soo qabto dambiyada kala duwan & kuwa sharci darrada ku jooga Sacuudiga kahor inta aan waddankooda la geyn. Marka la gaaro waqtiga la…

An incomparable designer of election transparency

In the essential openness that a credible choice requires, the role of the media in Africa may be more important than one imagines. Andréane Meslard: Despite the reservations they expressed about the organization of the presidential election on November 22, Burkinabè's opponents graciously accepted the results. Even better,…

national tribute to football player Pape Bouba Diop

Senegal held a final tribute to PapeBouba Diop this Friday, December 4th. The former RC player in Lens, France, and the Senegalese national football team were promoted to the rank of Grand Officer of the National Order of the Lion by Head of State Macky Sall and a football museum will bear his name. with our correspondent in…