Somalia cuts diplomatic ties with Kenya citing interference

The Somali authorities says it has severed ties with its strategic neighbor Kenya "to guard the nation's unity, sovereignty and stability." The announcement on Tuesday got here when the chief of Somaliland's eruption territory ended a three-day go to to Kenya the place he acquired therapy just like that given to a head of state in conferences with the Kenyan management. "On the idea of its sovereignty, worldwide regulation and order and the achievement of its constitutional obligation to guard the…

Midowga Musharixiinta oo MW Farmaajo ku eedeeyay in uu

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saaray bannaan baxii maanta ka dhacay Muqdisho, waxaana ay si kulul u cambaareeyeen rasaastii ciidanka dowladda Federaalka ku fureen dibad baxayaasha. Midowga Musharaxiinta ayaa ku eedeeyay Hogaamiye Farmaajo in uu qaadanayo mas’uuliyadda, iyagoo sheegay in caburinta shacabka uu u adeegsaday Ciidamada Gorgor iyo Haramcad ee ay tababartay dowladda Turkiga sida ay ku sheegeen qoraalkooda. War saxaafadeedka Midowga…

Muhiimadda heshiiska ay gaareen Kenyatta iyo Muuse Biixi. –

Hogaamiyaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Jamhuuriyada iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Gobaladda Waqooyi, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku xusan yihiin arrimo ay ku heshiiyeen. Labada mas’uul ayaa sheegay in ay isku waafaqeen iskaashi ay ku raadinayaan nabadda gobolka, kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta bulshada labada dhinac. “Intii uu socday wadahadalka labada hoggaamiye waxa ay si wadajir ah diiradda u saareen ballaarinta…

Majaladda Sports Illustrated Magazine ayaa saadaalisay sideed kooxood

Bilawga 16-ka sano ee Champions League, waxyaabo badan ayaa is beddeli kara. Daaqadda kala guurka ee bisha Janaayo ayaa wax badan ka beddeli karta naadiyo badan, in kasta oo dhibaatada dhaqaale ee uu sababay Viruska Korona ay saameyn weyn yeelan doonto.Barcelona ayaa qaban doonta doorashadeeda madaxtinimada, taas oo muhiim u ah musiibada weyn isla markaana qaabeyn doonta natiijada doorashada.Cayaartoy badan oo saameyn iyo dhaawac leh ayaa la filayaa inay soo laabtaan, qaab ciyaareedka ciyaartooyda iyo xaaladooda ayaa…

Absolutely the worst meals to eat earlier than mattress

We have all been there: it is evening, lengthy after dinner, however our stomachs are nonetheless rumbling. You're searching for one thing satisfying to calm your starvation issues and aid you fall into a comfy, restful sleep. Or perhaps it has been a late evening with some cocktails and now your needs for late would be the better of you. However earlier than you reduce weight, it is best to know that there are literally some meals that intervene with sleep fairly badly that you simply need to steer clear of. That is…

How to look at West Ham vs C Palace on TV

Early Premier League desk toppers West Ham entertain Crystal Palace at London Stadium because the 2021/22 season begins its third week.The Hammers sit at the highest of the tree after 4-2 and 4-1 victories over Newcastle and Leicester respectively, whereas Palace don't but get a bike underneath the brand new coach Patrick Vieira.The Eagles haven't discovered the again of the web underneath the legendary French midfielder, one thing that West Ham haven't had a downside with to this point. Michail Antonio already has three…

Kenya Maxay ka tiri go’aankii xukumada Soomaaliya ku jartay

Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna, ayaa sheegay in Kenya ay guddi u saartay xallinta khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya xilli dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ay gabi ahaanba u jartay xiriirkii dublamaasiyadeed ee ay la laheyd dalka Kenya sida ay sheegtay warbaahinta Kenya. Afhayeenka dowladda Kenya ayaa sidoo kale sheegay in labada dal ay “xiriir dhaw wadaageen sanadihii la soo dhaafay” ayna muhiim tahay in xirriirkaas la ilaaliyo. “Wadahadallo ayaa soconaya si xiriirka…

Dowladaha carabta waxay u weecdaan dagaal siyaasadeed

Jorge Messi, aabaha iyo wakiilka xiddiga Barcelona Leo Messi ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu kula kulmay qunsuliyada Qatar si wiilkiisa loogu wareejiyo Paris Saint-Germain.Mustaqbalka xiddiga reer Argentine ayaa ku jira shaki weyn kadib markii la shaaciyay in uu doonayo in uu ka tago kooxda Barcelona xagaagii.“Xiriirka Messi ee Qatar iyo PSG wuu sii xoogeysanayaa,” ayuu yiri El Chiringuito, isagoo soo bandhigaya booqashada Jorge Messi ee qunsuliyadda Qatar.Sheekada ayaa qabsatay baraha bulshada laakiin Jorge Messi ayaa…

Nearly 40% of Madagascar has been contaminated with Covid-19

In Madagascar, a nine-month scientific research by the Institut Pasteur and the Ministry of Well being means that 40% of the inhabitants would have been in touch with the Covid-19 virus. A vital determine for the nation. It was a thunderstorm for the Huge Island. The so-called "seroprevalence amongst Malagasy blood donors"…

Boko Haram claims the kidnapping of hundreds of Nigerian students

The Boko Haram group has claimed responsibility for the abduction of hundreds of students in an attack on a boys' school in Nigeria's northwestern state of Katsina, media reported on Tuesday. More than 330 students are missing from Government Science Secondary School in Kankara after gunmen attacked their school on Friday night, forcing hundreds of students to flee and hide in surrounding bushes and forests. The Daily Nigerian said on Tuesday that it had received an audio message from Boko Haram leader…