Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,618 Articles

Safety on alert as Kenya marks sixth anniversary of Garissa College assault

Security agencies in the country said they had raised their alertness as the country marked the sixth anniversary of the Garissa University terror attack. The move was aimed at defusing any plans by terror groups to attack Kenyans to also mark the day that saw 148 students killed in the dawn attack. Even though there was no specific threat pointing to a planned attack, the agencies said they were on alert to avert such plans. “The terrorists like to strike such moments so we are on highest across the country to…

Eumeu Sène-Lac 2, an excellent poster to release

One year after the sudden end of the season due to Covid-19, the Senegalese fight resumes its rights on April 4, the country's independence day. A royal revival with a battle for tenors: Eumeu Sène-Lac de Guiers 2. The Senegalese wrestling season officially began on March 1, but it is indeed this Sunday, April 4 that the…

Laf-dhabarta PSG Ee Marco Verratti Oo Laga Helay Korona Fayras – Miyuu

Kooxda kubadda cagta PSG ayaa la argagaxday war aanay jeclaysanin oo kasoo gaadhay xiddigeeda Marco Verratti, kaas oo la xaqiijiyey in uu ku dhacay Korona Fayras  isla markaana gelaya karantiil. Kubbad-sameeyahan ayaa ugu yaraan muddo toban maalmood ah ku jiri doona garigiisa oo uu karantiil ku ahaanayo, waxaanu ka maqnaan doonaa ciyaarta muhiimka ah ee ay kooxdiisa Arbacada safarka ugu tegayso Bayern Munich oo ay lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League wada-ciyaari doonaan. Waxa kale oo uu ka maqnaan doonaa…

The best Portuguese players in Premier League history – ranked

The Premier League is often called the best league in the world, having been home to some of the best footballers the game has ever seen.Among these, there have been 80+ Portuguese players making their trade in England so far - and no, not everyone has played for Wolves. Many of them have played in the upper part of the division and some have trophy cabinets that bulge in the seams.But who is the best? Here are your 20 best Portuguese Premier League players ever, ranked.Another of Chelsea's Portuguese readiness Clive Rose…

“Aniga Ayaa Ka Wanaagsan Messi Iyo Ronaldo…” – Kylian Mbappe Oo Qiso

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG ee Kylian Mbappe ayaa amaan iskal daalay, waxaanu bannaanka keenay waxyaabaha uu naftiisa ku dhiirigeliyo si uu horumarka cikyaareed usii wado.Laacibkan oo isagoo da’yar ku guuleystay Koobka Adduunka iyo koobab badan oo maxalli ah oo gudaha Faransiiska ah ayaa kaliya uu ka maqan yahay tartanka Champions League oo uu xilli ciyaareedkii hore finalka keenay kooxdiisa.Kylian Mbappe ayaa shaaciyey in naftiisa uu u sheego inuu yahay ciyaartoy ka wanaagsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ka…

Real Salt Lake confirm the signing of Hamburg striker Bobby Wood

Real Salt Lake have confirmed that they have reached an agreement before a contract with Hamburg striker Bobby Wood to bring the US compatriot back to his home country this summer.The 28-year-old, who has spent his entire senior career in Germany, has started only once in the 2. Bundesliga this season and has long been linked with a return to Major League Soccer.? super hot? pic.twitter.com/RvTdZYUGws- Real Salt Lake (@realsaltlake) April 2, 2021Talks with Real Salt Lake were first reported in January, and now the club…

Xiddig Muhiim Ah Oo Liverpool Usoo Laabtay Ka Hor Kulanka Arsenal Iyo

Liverpool ayaa dib u heshay xiddig muhiim ah xilli ay isku diyaarinayaan ciyaarta Arsenal ee ay maalinta Sabtida ugu tegayaan garoonka Emirates Stadium, taas oo ay u baahan yihiin in ay guul keenaan si ay sare ugu soo kici karaan iyagoo waqtigan ku jira kaalinta toddobaad ee horyaalka Premier League.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu afar dhibcood oo kaliya ka horreysaa Arsenal oo kaalinta sagaalaad fadhida, waxaana ciyaartani ay labada kooxoodba muhiim u ah saddexda dhibcood ee kulankan.Reds oo xilli ciyaareedkii hore ku…

Xog: Dood weli ka taagan amniga shirka berri iyo wararkii ugu dambeeyey

Muqdisho (Axadle) – Waxaa weli ay dood ka taagan tahay qaabka loo sugayo amniga shirka berri ka dhacaya teendhada Afisyoone, ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, ayada oo weli aan farsamo ahaan la isku fahmin. Xog aan helnay ayaa sheegeysa in inkasta oo mabda’ ahaan la isku raacsan yahay in Amisom ay sugto amniga guud, haddana ay dood ka taagan ilaalada gaarka ah ee madaxda la galeysa goobta shirka, taasi oo weli laga wada-hadlayo. Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaray ayaa sheegaya in…

RASMI: Pirlo Oo Xaqiijiyey In Ciqaabtii Buffon Oo Diinta

Tababaraha kooxda kubadda cagta  Juventus ee Andrea Pirlo ayaa daboolka ka qaaday in ay ciqaabayaan saddexda ciyaartoy ee Arthur, Paulo Dybala iyo Weston McKennie oo aanay ciyaari doonin kulanka Torino ee toddobaadkan, taas oo sidoo kale uu seegayo goolhaye Gianluigi Buffon oo lagu ganaaxay aflagaaddo uu u geystay diinta.Sida uu qoray wargeyska La Stampa booliska ayaa Talyaaniga ayaa Arbacadii galay guriga McKennie oo ay ka socotay xaflad ay ka qayb-galeen dad tiradoodu u dhaxaysay 10-20, halkaasna ay ka socotay xaflad…